Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Qubanaha

Total 515 Posts

Cunto Saandiwiish (Sandwich) ah oo la Kala Siistay $10 Kun Doollar

Araweelo News Nerwork Cuntada fudud ee loo yaqaan Bargarka (Burger) noocii ugu qaalisaa adduunka, ayaa lagu kala iibsaday goob xaraash ah oo lacag loogu deeqayey, taasoo la kala siistay lacag dhan $10,000 dollar. Goobta xaraashka oo ku taal magaalada Dubai

Masaajidkii Dalka Japan ee Masiibooyinka u Adkaystay Daawo Xogta Dahsoon

Araweelo News Network Dalka Japan waxaynu u naqaanaa inuu yahay dalka ugu badan wax soo saarka dhanka tiknoolajiyada, laakiin waxaa inagu adag inaynu wax ka sheegno taariikhda islaamka ee dalkaasi japan sida tirada dadka muslimiinta ah ee ku nool iyo

Afrika: Dal Shaqo La’aanta ka Jirta Tahay 95%

Araweelo News Network Dalka Simbabwi (Zimbabwe) ee qaaradda Afrika, waxa shaqa la’aanta ka jirtaa tahay 95%, xaataa dawladda laf ahaanteedu waxa ay sheegtay in shaqo la’aanta heerkaa taagan dalkeeda ka jirto. Laga soo bilaabo 2011-2014 waxa dadka reer Simbabwi ku

Dhacdo Cajiib ah: Madaxweyne Qasrigii Madaxyooyada Uga Qaxay Rooxaan

Araweelo News Network Madaxweynaha dalka Brazil ee qaaradda Koonfurta Ameerika Mr. Michel Temer, ayaa sheegay in qasriga Madaxtooyada ee hoggaamiyayaasha dalkaas loogu talagalay uu uga guuray rooxaan iyo waxyaabo uu ka shakiyey oo uu xusay inay naftiisa ku beereen baqdin.

Madaxweyne Xaaskiisa U Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Rafcaanka

Araweelo News Network Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Mr. Jacob Zuma, ayaa xaaskiisa Mandisa Maya u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Rafcaanka. Magacaabistan oo ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada maalintii Isniinta ee toddobaadkan, ayaa noqaysa markii ugu horraysay ee haweenay madax

Dalka Hindiya Magaalo U Gaar Ah Haweenka La Furo Ee Carmalka Ah Daawo Xogta Dahsoon

Araweelo News Network   DAlka  hindiya kumanaan haween ah oo carmal ah ayaa ku nool xaalad saboolnimo oo aad u xun, kuwaasoo guryahoodii looga soo saaray oo loo soo furay eedaymo ku saabsan inay nasiib xun yihiin.   Halkan Ka Daawo

Magaalo Laga Daad-gureeyey Kumanaan Kun oo Qof Cabdi Darteed

Araweelo News Network Dad tiradoodu tahay 8,000 (sideed kun) oo qof ayaa laga daad-gureeyey guryahooda, dukaamo iyo xafiisyo ku yaal magaalada Dusseldorf oo ku taal galbeedka dalka Jarmalka, kadib markii laga helay bambo ka mid ah bambooyinkii dagaalkii labaad ee

Hogaamiyayaashii Falalka Isirtirka iyo Ciqaabta Ku Caan baxay (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network Barnaamijkeena waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah hogaamiyayaashii boqortooyooyinka dunida soo xukumay ee taariikhdu ku calaamadisay falal arxandarro oo Gumaad iyo isirtir ahaa, isla markaana falal waxashnimo ahaa u geystay ay Aadamaha. Halkan Ka Dawwo

Cilmi-baadhis Lagu Ogaaday in Diinta Islaamku si Baaxad Leh Ugu Fidayso Bulshada Caalamka

Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo la soo saaray, ayaa lagu ogaaday in diinta Islaamku tahay diinta kaliya ee sida baaxadda leh ugu fidaysa bulshada caalamka, waxanay noqon doontaa ta ugu ballaadhan ee bulshada ugu badan aaminsan tahay marka la

Maraykanka: Dhakhtar La Saadaalinayo Inuu Noqdo Maayarkii Ugu Horreeyey Ee Muslim Ah Gobol Maraykanka Ka Tirsan

Araweelo News Network Dhakhtar asal ahaan u dhashay dalka Masar, isla markaana haysta dhalashada Maraykanka, ayaa loo saadaalinayaa inuu noqdo badhasaabkii ugu horreeyey Muslim ah ee dalka Maraykanka ka taliya, isagoo u tartamaya xilka guddoomiyenimada Gobolka Michigan. Dr. Abdul El-Sayed