Araweelo News Network

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!


Dalka Japan waxaynu u naqaanaa inuu yahay dalka ugu badan wax soo saarka dhanka tiknoolajiyada, laakiin waxaa inagu adag inaynu wax ka sheegno taariikhda islaamka ee dalkaasi japan sida tirada dadka muslimiinta ah ee ku nool iyo inta ay le’eg yihiin masaajidada ka dhisani.

Halkan Ka Daawo.