Araweelo News Network
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Hargeysa(ANN)-Waxa xal laga gaadhay maanta Arrintii shaqaalaha Dekeda Berbera kulan saacado socday oo qasriga Madaxtooyada lagu soo afjaray ayey ka hadleen wixii la isla qaatay Guddi ka socda Shaqaalaha Dekeda Berbera iyo Masuuliyiin Xukuumada ka tirsani oo uu hoggaaminayey Maareeyaha Dekeda Berbera.




You must be logged in to post a comment.