Category: Warar
Suldaan Abu Salmaan Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Arrimaha Gobolka Sanaag Iyo Xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti
Hargeysa(ANN)-Suldaan Axmed Maxamed Col-haye oo ku magaxdheer (Abu Salmaan), isla markaana ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan marayo, waxaanu weedho waano, tusaale iyo dar-daaran ah u jeediyey Xisbiyada Siyaasadda iyo Xukuumadda oo khilaaf
Cabitaanka Coca-Cola Oo La Ogaaday Inuu Galaafto Kumanaan Caruur Ah Khatarna Ku Yahay Dadka Waayeelka Ah
Nairobi(ANN)- Warbixin lagu daabacay Wargeyska caanka ah ee Dailymail oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee kasoo baxa Dalka Britain ayaa daabacay todobaadkan warbixin xanbaarsan walaac iyo murugo oo la xidhiidha khatarta Cabitaanka Coca-cola. Warbixntaa oo iftiimisay sida hooyooyinka
Booliska Sanaag Oo Ka Hadlay Dablay Weerrartay Saldhiga Ceergaabo
Ceergaabo(ANN)-Booliska Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay weerrar xalay lagu qaaday Saldhiga Dhexe ee Magaalada Ceergaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Taliyaha Qabyta Booliska gobolka Sanaag Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo warbaahinta maanta kula hadlay Magaalada Ceergaabo, ayaa xaqiijiyey in koox dablay ah
Somaliland; Madaxweyne Biixi Oo Komishankii Doorashooyinka Ee Hore Guddoonsiiyay Abaalmarino
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan lagu macneeyay sagooti la yeeshay maanta komishankii hore ee doorashooyinka qaranka oo todobaadkan xilka ku wareejiyey xubnaha kala dhiman ee Komishanka cusub ee doorashooyinka oo weli ay ku muransanyihiin xukuumadda iyo
Somaliland: Munaasibadda Xuska Maalinta Xannuunka AIDS Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Laga Baadhay
Warbixinta Agaasimaha Komishanka Qaranka ee AIDS-ka munaasibada ka jeediyay. Hargeysa(ANN)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayey maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS, ayaa lagu qabtay maanta magaalada Hargeysa, waxaana munaasibada oo ay soo qaban qaabisay xarunta komishanka Xakamaynta AIDS-ka, ee (SOLNAC) kasoo
Madaxweyne Biixi Oo Guddoomiyay Kulan Deg-deg Ah Oo Guddida Fulinta Ee KULMIYE Yeesheen
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan ay isugu yimaaddeen xubnaha guddida fulinta ee xisbiga midnimada iyo horumarinta ee KULMIYE. Kulankaa oo aan la ogayn waxyaabaha rasmiga ah ee lagaga
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Sameeyay Isku Shaandhayn Ay Ka Muuqdaan Kaadiriintii Xisbigii UDUB
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sameeyay isku shaandhayn uu ku sameeyay xukuumaddiisa, wuxuuna xilalkii ay hayeen ka qaaday dhawr ka mid ha xubnaha golaha Wasiiradda Xukuumaddisia, isagoo sidoo kale magcaabay xubno ay ku jiraan Kaadiriintii Xisbigii UDUB. Wareegtada Madaxweyne
Somaliland: Komishnaka Kala Dhantaalan Ee Doorashooyinka Oo Mar Kale Abuuray Xiisad Kadib Markii Guddoomiye Loo Doortay Riya-raac Oo Xudun U Ahaa Muranka
Hargeysa(ANN)-Guddidii hore ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay Lix ka mid ah Todoobada xubnood ee Komishanku ka koobanyahay, kuwaas oo ay weli ka maqan tahay xubintii laga sugayay Xisbiga WADDANI. AKHRI: Somaliland: Ansixintii Golaha Wakiiladda
Dab Qabsaday Meherad Ajaanib Ku Lahaayeen Hargeysa Iyo Ciidanka Dab-damiska Oo Ka Hadlay Sababta
Hargeysa (ANN)-Ciidanka Dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland, ayaa ku guulaystay inay damiyaan Meherad ay lahaayeen dad ajaanib ah oo Dab qabsaday maanta. Meheradaaoo ku taalay Xaafada Jigjiga-yar ee Woqooyi galbeed Magaalada Hargeysa, ayaa lagu iibinayay Roodhida iyo
Warsidaha East Africa Business Week oo Waraysi Muhiim ah la yeeshay Maareeyaha Guud ee Shirkadda DAHABSHIIL
Maareeyaha Dahabshiil oo Ganacsatada Afrika u soo Jeediyey inay Da’yarta u Abuuraan shaqooyin Kampala(ANN(-Maareeyaha Xawaaladda Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa sheegay in xawaaladuhu ay saacidaan isla markaana ay ku tiirsan yihiin dad badan oo Afrikaan ahi. Maareeye Cabdirashiid Ducaale