Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6817 Posts

Guddoomiyaha WADDANI Oo Ka Hadlay Sidii Wax U Dhaceen Saaka Kuna Baaqay Isu Soo Baxyo kale

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, ayaa ka hadlay wixii ka dhacay saaka xarunta xisbigooda oo ay xalay ciidamadu la wareegeen, kadib markii ay ku baaqeen isu soo bax, kaas oo ay xukuumaddu ku sheegtay mid aan sharci ahayn

Guddoomiyaha WADDANI Oo Xaqiijiyay Xadhiga Xog-hayihii Iyo Afhayeenkii Xisbiga

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANi, ayaa xaqiijiyay xadhiga Af-hayeenka DDANI, Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayihii Xisbigaa, Khadar Xuseen Cabd, kuwaas oo xukuumaddu caawa xabsiga u taxaabtay. Guddoomiye, Cabdrixamaan Cirro, wuxuu sidaa ku xaqiijiyay barta uu ku leeyahay shebekadda Facebook oo

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Jawaab Degdeg Ah Ka Bixisay Dhawaaqii Guddoomiyaha WADDANI

“Madal Qaran Shir Beeled Iyo Guuro bahalayn Hoose Oo Reereed Maanta Somaliland Way Soo Dhaaftay, Kuma Noqonayso” Afhayeenka Madaxtooyadda Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa ka jawaabtay eedo guddoomiyaha WADDANI, u jeediyay Madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, kadib markii uu ku baaqay isu soo bax

Afhayeenkii Xisbiga WADDANI Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga dhigtay Af-hayeenka DDANI, Barkhad Jaamac Batuun oo galabta warbaahinta la hadlay, isla markaana si cad u sheegay in Xisbiga WADDANi, aanu ka laabanayn baaqa guddoomiyahooda ee isu soo baxa maalinta beri. Garyaqaan Barkhad, wuxuu ku eedeeyay

Somaliland: Qorshaha Qiimaynta Higsiga Qaran Ee Xamaynta Cudurka AIDS-ka Oo Hargeysa Ka Furmay

Hargeysa(ANN)-Kulan lagu qiimaynayay qorshaha Hiigsiga heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDs-ka, ayaa maanta ka furmay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, kaas oo soo qaban-qaabisay xarunta Komishanka Heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDS ee SOLNAC. Kulankaa oo socon doona 17-ka ilaa

Taliyaha Booliska Somaliland, Daba-gale Oo Ku Hanjabay In Aannay Aqbalayn Mudaharaadka Uu Ku Baaqay Guddoomiyaha WADDANI

Hargeysa(ANN)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeye Guuto, Maxamed Sanqadhi Daba-gale, ayaa si adag uga hadlay baaqa guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro ee ahaa inay taageerayaashiisu isugu soo baxaan maalinta beri xarunta Xisbiga ee Magaalada Hargeysa. Sareeye guuto,

Guddoomiyaha WADDANI, Oo TaageerayaashiisaUgu Baaqay Isu Soo Bax Jawaabna Ka Bixiyay Dhawaaqii Madaxweyne Biixi Ee Xidhiidhka Soomaaliweyn

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay maalinta beri isugu yimaadaan xaruntooda guud ee magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cirro, wuxuu sidaa ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula haday guriga uu magaalada

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Falceliyey Canbaaraynta Xisbiga WADDANI Ee Komishanka Cusub

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta jawaab cad oo cilmi ku fadhida ka bixiyey yooyootanka iyo muranka uu hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ka keenay xubnaha cusub ee Komishanka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha wakiillada Somaliland.

Xukuumadda Somaliland Oo Ku Guulaysatay Inay Soo Af-jarto Xiisadda Kooxda Awdal Ee Sheegatay Jabhada

Boorama(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku guulaysatay in lasoo af-jaro tabashada kooxda sheegatay Jabhada ee dhowaan dhawaaqa tabashadooda laga maqlay deegaanka Boorama. Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo ay weheliyaan, Odayaal dhaqameed iyo hal-door kale oo kasoo jeeda deegaanka Awdal, ayaa xidhiidh

Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland Oo La Doortay

Garoowe(ANN)-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa doortay guddoomiye cusub oo hoggaaminaya fadhiyada Baarlamaanka, kadib markii maalmihii lasoo dhaafay xilka iyo xubinimadiiba laga xayuubiyay guddoomiyihii horre Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka oo ay u tartameen dhowr xildhibaan,