Category: Warar
Damaashaadka Hargeysa Ee Dhalashada Rasuulkii Suubanaa Maxamed NNKH Oo Si Weyn Loo Maamuusay
Hargeysa(ANN)-Xuska Dhalashada Nebi Maxamed oo ahaa rasuulkii ugu danbeeyay ee xaqa ahaa iyo mursaliinta Abdullah ibn Abd al-Muttalib NNKH, ayaa si weyn looga maamuusay dhalashada xuskiisa Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Munaasibada dhalshada Nebi Maxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee,
Muqdisho: Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Booqday Deegaanka Berdaale Oo Diyaarada Lagu Gaadhsiiyay Gurmad
Berdaale(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay, isagoo doonaya sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha loogu gurmanayo. Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed
Waa Kuma Safiir Ku Xigeenka Loo Magcaabay Dalka Ethiopia Barkhad Kaariye?
Hargeysa(ANN)-Safiir ku-xigeenka Madaxweynaha Somaliland shalay u magacaabay dalka Ethiopia, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa ka hadlay masuuliyadda loo magcaabay iyo sida Bulshada uga dareen celisay in xilkaa loo magcaabo. Barkhad Kaariye oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, wuxuu Madaxweynaha uga mahadceliyey
Garoowe: Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Dhiig Ku Daatay Iyo Xiisada Malayshiyaad Ku Qul-qulaya
Garoowe(ANN)- Xiisad dagaal, ayaa ka aloosan magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, taas oo ka dhalatay kadib markii xilka laga xayuubiyay maanta Guddoomiyihii Baarlamaanka ee maamulkaa, Cabdi Xakiin Dhoobo Daarood. Xildhibaanada ayaa kasoo xaadiray madasha dhismaha Baarlamaanka,
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Safiiro Dhawr Dal Ah Xilalkii Ka Qaaday Kuwo Kalena Magcaabay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka dibeda. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinka Madaxweynuhu
Dr. Gaboose Oo Ka Dayriyay Xaalada Dalka Iyo Mustaqbalka Somaliland
Hargeysa(ANN)- Dr Maxamed Cabdi Gabboose, oo dhakhtar caan ah oo muddo dheer ka maqnaa saaxada iyo fagaarayaasha Siyaasada, ayaa ka dayriyay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo mustaqbalka halka uu kuu danbaynayo haddii aan la helin siyaasad cad oo xal waara
Somalia: Xukuumadda Federaalka Oo Maamul Goboleedyada Digniin U Dirtay
Muqdisho(ANN)-Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, ayaa uga digtay maamul goboleedyada in aanay qaadin tallaabooyin baalmarsan dastuurka, waxayna ku dhaleecaysay faham-laa’aanta ka haysata dastuurka iyo nidaamka Federaalka.’ Sidaana waxa sheegay Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta
Madaxweyne Biixi Oo Taliyayaal Cusub U Magcaabay Booliska, Ku Xigeenkii Horena Eryay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa magcaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, kadib markii uu todobaadkan geeriyooday Taliyihii hore, sidoo kale Madaxweyne Biixi wuxuu magcaabay Taliye xigeenka koowaad ee Booliska, isagoo xilkii ka qaaday Taliye xigeenkii hore oo muddo ka yar bil xilkaa
Somaliland Oo Heeggan Buuxa La Geliyay Ciidanka Dabka Iyo Khataraha Kale Ka Badbaadiya Bulshada
Hargeysa(ANN)- Ciidanka Dab-demiska Somaliland iyo dhammaan Talisyadooda gobolada iyo Degmooyinka dalka, ayaa saacadihii u dambeeyay heegan buuxa ka galay sidii loola socon lahaa Roobabka dabaylaha wata oo maalmihii u dambeeyay la saadaalinayay inay kusoo waajahan yihiin guud ahaan Gobolada Somaliland.
Somaliland: Qasriga Madaxtooyada Oo Lagu Qaabibay Dhilinyaro Loo Tababarayo Hoggaaminta (Learship)
Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Madaxtooyadda Maxamed Cali Bile, Afhayeenka Madaxweynaha Maxamuud Warsame Jaamac, wasiirka macdanta iyo tamarta Jaamac Maxamuud Cigaal iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiqaadir