Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6817 Posts

South Sudan Oo Lagu Dilay Hawlwadeeno Baadhayay Cudurka Ebola

Jubba(ANN)-Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) waxay canbaaraysay falka dilka ah ee lagula kacay saddex ka mid ah shaqaalaheeda gargaarka oo lagu diley horaantii toddobaadkan South Sudan, halkaas oo ay ka wadeen baadhitaanka caafimaad ee cudurka Ebola ee aagga xadka

Madaxweyne Trump Oo Sheegay Inay Isaga Iyo Qoyskiisuba Ka Qaxayaan New York Oo Loogula Dhaqmay Si Xun

New York(ANN(0Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu ka guurayo New Yprk, isla markaana reerkiisa u rari doono gobolka Florida . Madaxwaynaha ayaa sheegay in reerkisa ay si joogta ah ugu noolaan doonaan gobolka Florida uuna ka

Madaxweynaha Somaliland, Shirgudoonka, Madaxda Axsaabta Iyo Boqolaal Shacab Ah Oo Ka qaybgalay Aaska Taliyihii Ciidanka Booliska

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo maanta xabaalaha masallaha ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan. Aaska qaran ee loo sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland,

Shirkaddaha Dahabshiil Group oo $150,000 ugu deeqay Dadka Daadadku ku Tabaaleeyeen Beledweyne

WARSAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha iyo Maamulka sare ee Shirkaddaha Dahabshiil Group waxay Tacsi u dirayaan eheladda dadka ku waxyeeloobay fatahaadaha Baladweyne, Berdaale Iyo Gedo. Iyada oo shirkaddaha Dahabshiil Group mar walba u taagan yihiin daryeelka bulshada iyo kaqayb qaadashada gurmadyada degdegga ah goob

Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Qaababka Kala Duwan Ee Loo Sameeyo Musuq-maasuqa Xatooyada Xoolaha Ummadda

Hargeys (ANN)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, ayaa la wadaagay bulshada sida ay xaaran u tahay in lagu xad-gudbo, sifo gaar ah oo xatooyo ahna loogu qaato xoolaha danta guud ah ee

Xukuumadda Khayre Ee Soomaaliya Oo Qayla-dhaan La Xidhiidha Fatahaada Webiyada

Muqdisho(ANN)–Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta ee loogu gurmanayo deegaannada dalka ee fatahaaddu dhibaatada badan ka geysteen. Mudane Xasan Cali

Somaliland: Madaxweynaha Oo Daah-furay Mashruuc Ballaadhan Oo Sompower Koronto Kaga Dhalinay Tamarta Cadceedda

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray mashruuc ballaadhan oo ay leedahay shirkadda SOMPOWER, kaas oo koronto lagaga dhalinayo tamarta cadceedda. Mashruucan oo laga hirgeliyey deegaanka Bacaado ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa, ayaa

Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabtay Ganacsato Ajaanib Ah Iyo Digniin Loo Diray Muwaadiniinta

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga dhigtay ganacsato u kala dhashay dalalka Germany, Portugal, China, Sudan, Yemen, Egypt iyo wadamo kale oo Carbeed, kuwaas oo meherado ganacsiyo kala duwan ka furtay magaalada Wajaale oo ah magaalo ganacsi oo ku taal xadka Somaliland

Taliska Booliska Somaliland Oo Ka Halday Saldhig La Weeraray Boorama

Hargeysa(ANN)-Sareeye Guuto Faarax Maxamed Mire (Faarax Tabbeelle) oo ah Taliye-ku-xigeenka Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay koox dablay ah oo weerar kusoo qaaday saldhig Boolis oo ku yaal Magaalada Boorama. Taliye Faarax oo warbaahinta kula hadlay maanta Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Ka Fal-celisay Dacwad Xukuumadda Somaliland U Gudbisay

New York(ANN)-Guddiga Golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka ee weli saaran Soomaaliya, ayaa eedayn culus u jeediyey dowladda federaalka ee Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay in dowladdu ay ku fashilantay inay kala shaqayso howlaha la socodka