Category: Warar
Soomaaliyad Maamule ka noqotay Goob Caafimaad Oo Mareykanka caan ka ah
Seattle, US- (ANN)-Dr Anisa Ibraahim oo qoxootinimo dalka Mareykanka ku tagtay ayaa hadda agaasime ka noqotay xaruun caafimaad oo carruurnimadeedi lagu daweyn jiray oo ku taallo Seattle ee carriga Mareykanka. Dr Anisa Ibrahim waxay ahayd 5 jir marki ay ka
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Digay Laba Qodob
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa fariimo si weyn dad badan u xagganayay quluubtooda oo ah su’aalo ay is weydiiyaan marka laga hadlayo taariikhda dalkan iyo sidii loo heli lahaa dhaxal-gal sax ah oo ka turjunta qaran ahaan
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga KaJaray Dhismayaal Loo Sameeyay Hay’addo Kala Duwan
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo xukuumaddu u dhistay guddida qandaraasyada qaranka iyo hay’adda U diyaargarowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka qaranka. Ugu horrayn waxa uu madaxweynuhu saaka xadhigga ka jaray
Somalia: Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaada
Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-dhigay Xarunta Keydka Taariikhda Qaranka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo loo binaynayo xarun lagu keydin doono keydka Taariikhda qaranka, kaas oo laga hirgelin doono goobtii ay ahaan jirtey Khayriyadii hore ee Hargeysa. Dhismahan oo ay hirgelin
Somaliland: Dallada Ururada Aan Dawliga Ahayn Oo La Kulmay Guddoomiyaha Wakiilada
Hargeysa(ANN)-Koox ka socotay Ururada aan dawliga ahayn oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Dallada Ururada Bulshada ee SONSAF, Anwar Cabdiraxmaan Warsame, ayaa kulan saacdo qaatay la yeeshay Maanta Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland, Baashe Maxamed Faarax. Kulankaa oo ka dhacay xafiiska guddoomiyaha golaha
” Cirro, Waxa Iiga Aqoon Badnaa Faysal Oo lahaa Uma Qalmo, Markaan Murrashaxa Madaxweynaha La Doonayay” Xoghayihii Hore Ee WADDANI
Hargeysa(ANN)-Xoghayihii hore ee Xisbiga Mucaardka ee WADDANi, Maxamed Cabdullaahi Uur-cade, ayaa ka hadlay khilaafkii dhexmaray isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Cirro, sidoo kale, wuxuu ka hadlay xilligii ay ka wada tirsanaayeen Xisbiga UCID, sababtii uu ula saftay markii khilaaf
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Booqday Muqdisho
Muqdisho (ANN)-Wefdi ka socda Qaramada midoobay iyo Midawga Afrika oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Marwo Amina Mohamed iyo Ergayga gaarka ah ee midawga Afrika u qaabilsan arrimaha haweenka nabadda iyo amniga, MMe Bineta Diop, ayaa gaadhay
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Hadlay Saraakiil Ku Geeriyootay Shil Gaadhi
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, aytaa ka hadlay dhimashada saraakiil ku ku dhintay shil gaadhi. kadib markii Alle haw Naxariistee ay maanta Shil Gaadhi ku geeriyoodayeen Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Dab-demiska Somaliland, sidoo kale waxaa iyaguna ku dhaawacmay
Guddoomiyaha WADDANI Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa madaxweyne Muuse Biixi u jeediyay dhaliilo, isagoo ku tilmaamay inuu carqalad ku yahay qabsoomidda doorashooyinka iyo in heshiis laga gaadho khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Xisbiyada. Guddoomiye, Cabdiraxmaan Cirro,