Category: Warar
Maraykanka Soomaaliya Ku War- Geliyay Inay Hadho Dacwada Badda Ee U Dhaxaysa Kenya
Nairobi(ANN)-Dawladda Maraykanka, ayaa ugu baaqday Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu ka hadho dawcada Badda ee u dhaxaysa dalka Kenya. Sidaana waxa shaaciyay Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya, Kyle McCarter oo sheegay in uu ka dalbaday
Somaliland Oo Digniin U Dirtay Eritrea, Turkiga, EU, IGAD Iyo Beesha Caalamka
Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka digtay in Hub loo fasaxo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxayna uga digtay dalalka Eritrea iyo Turkiga inay aqbalaan hubkaa in la siiyo dawladda Madaxweyne Farmaajo. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamed Muuse
Somalia: Ra’iisal Wasaare Khayre Muxuu La Gurya Noqday
Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, kadib markii uu Washington uga qayb galay shirarkii sannadlaha ahaa ee bangiga adduunka iyo sanduuqa lacagta adduunka (IMF)
“Madaxweynaha iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland waa inay ixtiraamaan shacabka “
Baaq Koox La Baxday Somaliland global diaspora forum Hargeysa(ANN)-Madasha Somaliland Global Diaspora Forum, oo ay ku bahoobeen qurbe-joog reer Somaliland ah oo isugu jira, xubno u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada, aqoonyahanno iyo arday ku kala sugan illaa 7 dal oo kala
Somaliland: Madaxweynaha Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Midawga Yurub Iyo Arrimaha Laga Hadlay
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirrrada midawga Yurub iyo Sweden u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo Amb. staffan Tillander. Sida lagu sheegay war-qoraal ah oo kooban oo kulankaa
Xukuumadda UK Oo Ka Hadashay Xoriyada Saxaafada Somaliland Iyo Xirfada Warbaahinta
Hargeysa(ANN)-Madaxa Uk ee Xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa, Stuart Brown, ayaa ka hadlay saxaafada Somaliland ee xilligan, wuxuuna dhaliil u jeediyay xarumaha Warbaahinta Somaliland oo uu sheegay inay ka maqantahay Tafaftirka iyo dhaqanka suxufinimo. Madaxa Xafiiska Dawladda Britain ee Somaliland, Mr.
Marwo Hinda Gaandi Oo Deeq Lagu Diirsaday Ku Wareejisay Xarunta Dhimmirka Ee SAHAN
Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Marwo Hinda Xirsi Gaani, ayaa ku wareejisay xarnta dhimirka ee Hargeysa deeq. Munaasibad loo qabtay wareejinta deeqdan oo ka dhacday xarunta sahan ee galbeedka Magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirro ka socda
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka
Washington(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo madaxweynaha bangiga adduunka, David Malpass, ayaa kulankoodii labaad sannad gudihiis waxa ay ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareynkanka. Sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed kooban oo kasoo baxay Xafiiska
Ninkii La Necbaa Ee Dillaalka Ka Noqday Bariga Dhexe
Ma xasuusataa qorshihii shanta sano? Wuxuu ahaa mid aad u caan baxay. Shuuciyiintii heystay maamulka Ruushka ayaa aaminsanaa in muddo shan sano ah lagu dhisi karo dhaqaalaha uu leeyahay waddan. Madaxweynaha hadda xilka haya ee Ruushka, Vladimir Putin ayaa hadda
Golaha Wasiiradda Somaliland Dood Ka Yeeshay Arrimo Badan
Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wasiiradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu ansixiyey siyaasadda qaran ee shaqo carbinta. waxaana warbixin lagaga dhegeystay xubno kamid ah golaha wasiirrada. Kulankaa oo maanta ka qabsoomay qasriga