Category: Warar
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Safar Ugu Baxay Maraykanka Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo uu kaga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta adduunka (IMF) Shirka Sannadlaha ah
Jaamacadda Hargeysa Oo 35 Arday Guddoonsiisay Shahaadada Professional journalism
Hargeysa(ANN)-Jaamacada Hargeysa ayaa xaflad u qabatay 35 arday dhamaysatay barashada Saxaafada, kuwaas oo muddo sannad ah ka baranayay Jaamacadda aqoonta mihnada Saxaafada. Munaasibad loo qabtay Ardaydaa oo maanta lagu qabtay guddaha Jaamacadda, waxa ka qaybagalay, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo
Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In shirguddoonka Baarlamaanku Aanu Xaq U Lahayn Inuu Faaqido Xubnaha Loo Magcaabay Komishanka
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Bixii Cabdi, ayaa ka hadlay cabashooyin ay axsaabta mucaaridku ka muujiyey xubno uu madaxweynuhu u magacaabay Komishanka doorashooyinka cusub ee dhismahoodu gebogebada yahay. Madaxweyne Bixii oo ka hadlayay cabashadaa oo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed
Somaliland: Madaxweynaha Oo Ka Qayb-galay Xuska Maalinta Cuntada Adduunka
HargeysaANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku beegan 16-ka Bisha Tobnaad oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu
Somaliland Isku-shaandhayn Lagu Sameeyey Garsoorayaal Kuwa Kalena Shaqada Garsoorka Laga Saaray
Hargeysa (ANN)- Guddida Caddaaladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray go’aamo isugu jira magacaabis, beddelaad, dallacsiin, ansixin Guddoomiyeyaal, garsoorayaal laga aqbalay shaqo-ka-tegis iyo kuwo shaqada laga eryay. Go’aanka, ayaa saamayn ku yeeshay ilaa 45 xubnood oo isugu jira garsoorayaal iyo guddoomiyeyaal
Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Kormeeray Cusbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir
Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Cusbitaalka Hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib ula wareegtay horraantii sannadkan si uu qayb uga noqdo qorshaha horumarinta adeegyada caafimaad ee dalka. Maamulka Custibaalka Banaadir oo
Mudanayaasha Guurtida Oo Ka Shoobareeyay Doodda Xeer Horyaala Golaha
Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa diiday fadhi la doonayay saaka in lagaga doodo Xeerka Ismaamulka gobollada iyo degmooyinka oo dhawaan Golaha Wakiilladu u soo gudbiyeen. Fadhigoodii maanta oo Isniin ah ay ku yeesheen Mudanayashu xarunta Baarlamaanka ee magaalada Hargeysa, waxay
Xoghayihii Arrimaha Dibedda WADDANI, Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Baxday Siyaasada Xisbiga
Hargeysa(ANN)- Xoghayihii arrimaha dibedda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Marwo Faadumo Siciid Ibraahin, ayaa sheegtay inay iska casishay Xilkii iyo Xubinnimadii Xisbiga oo ay sheegtay inay isku garanweyday. Marwo Faadumo Siciid, waxay ku sababaysay inay xilkii iyo xubinimadii xisbiga
Xaflada Jubbaland Oo Qabsoontay Wufuud Gudaha Soomaaliya Iyo Kenya Ka Kala Timi Iyo Xukuumadda Federaalka Oo Ku Fashilantay
Kismaayp(ANN)-Magaalada Kismayo ee xarinta Maamul goboleedka Jubbaland, ayaa lagu qabtay xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe. Xafladdaa oo ay ka qaybgaleen Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya intooda badan, waxa sidoo kale ka qaybgalay Wufuud ka socotay Dawladda
Xukuumadda Iran Oo Shuruud Ku Xidhay Fariin Wada Hadal Oo Uga Timi Sucuudiga
Tehran (ANN)-Afhayeenka xukuumadda Iiraan, Ali Rabei, ayaa Jimcihi xaqiijiyay in Raiisul Wasaaraha Pakistan Imran Khan uu ka wargeliyay warqad xanbaarsan Fariin nabadeed iyo wada hadal dhexmara labada dal ee Iran iyo Sucuudiga. Dalabka xanbaarsan fariinta wada hadalka, ayaa ka yimi