Category: Warar
Madaxweyne Biixi Oo Ishaaray Nabadda Ceel-Afweyn
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa nabadda deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweyne Biixi, sheegay in lasoo af-jaray Collaada deegaanka Ceel-afweyn, taas oo uu sheegay in maanta rajadii ugu wanaagsanayd laga qabo sidii loo soo af-jari lahaa colaadda daba
Weedhihii Madaxweyne Biixi Iyo Odayaasha Nabada Ee Soo Af-jarida Arrinta Col Caarre
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan dheer oo ka dhacay qasriga Madaxtooyadda ugu bushaareeyay guddida nabadda gobolka Sanaag, inuu diyaar u yahay inuu awooddiisa ku meelmariyo wax kasta oo arrinta nabada lagu soo afjarayo. “Hawsha inta xilka
Somaliland: MadaxweynahaOo Cafis U Fidiyay Malayshiyada Col Caarre Iyo Shuruud Lagu Xidhay Isaga
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ergadii nabadaynta gobolka Sanaag, ayaa maanta is Af-garad buuxa ka gaadhay soo af-jaridda arrintii buuraleyda waqooyi ee gobolka sanaag muddada ka taagnayd. Kulan uu madaxweynuhu la qaatay ergadan, ayaa la iskula qaatay
Madaxweynaha Puntland Oo Amaanay Jamhuuriyadda Somaliland
Boosaaso(ANN)-Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amaanay nabadgelyada iyo xasiloonida ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo sheegay in dawladdaha qaar dadkooda yidhaahdaan Soomaaliya ma tegi kartaan , laakiin Somaliland waa tegi kartaan. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni,
Sannad Kadib Maxaa Kasoo Baxay Dilkii Jamal Khashoggi?
Kooxaha u ololeeya Xuquuqda Aadamaha waxay dalbanayaan in cadaallad ay helaan qoyska weriyihii caanka ahaa ee Sacuudiga u dhashay Jamal Khashoggi, sannad ka dib markii lagu dilay Turkiga. Maamulka Sacuudiga weli ma muujin “isla xisaabtan macno leh”, ayey qortay wakaaladda
Ganacsade Cali Waraabe Oo Mucaaradka Iyo Salaadiinta Ku Tilmaamay Kuwo Ka Hadla War Been Ah
Hargeysa (ANN)- Ganacsade Cali Ibraahim Ciise (Cali Waraabe), oo ka mid ah Ganacsatada shidaalka dalka keenta ee dhowaan xukuumadda Somaliland kala wareegtay Haamaha Shidaalka Berbera, kadina horaantii Septemeber lagu war geliyay in aanay shidaal keenin dalka, ayaa beeniyay wareegtada xukuumadda
“Madaxda Xisbiga WADDANI Halkay Ku Noolaanayaan Markay Belaayo Iyo Jabhado U Yeedhtaan” Muj. Maxamed Kaahin
Berbera(ANN)-Wasiirka Arrimaah gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Somaliland oo maanta maraysa meel wanaagsan aan loo baahnayn in belaayo aan jirin iyo Jabhado loo yeedho, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin oo ka hadlayay munaasibada xuska 24 guurada
Somaliland: Ganacsade Cali Ibraahim oo Sheegay in Keenista Shidaalka Aanay Xukuumaddu Shaqo ku lahayn
Hargeysa (ANN)- Ganacsade Cali Ibraahim Ciise (Cali Waraabe), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar muddooyinkii u dambeeyey bulshadu isla dhexmaraysay oo lagu sheegay in xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ay dalka Keenayso Shidaal. Wararka arrintan sheegaya ayaa soo baxay kaddib
Xaflad Weriye Kayse Axmed Digaale loogu sameeyey London oo midaysay mucaaridka iyo muxaafidka
London (ANN)- Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen Wakiilka Somaliland ee dalka Ingiriiska marwo Ayaan Cashuur saraakiil ka socday saddexda xisbi qaran , masuuliyiinta Jaaliyadda Somaliland ee UK, iyo siyaasiyiin madaxbannaan iyo shaqsiyaad kale oo ka mid
“Wasiirkii Caafimaadka Ayaa Laba Cimaaradood Oo Dhaadheer Dhisanaya Oo Aan La Odhanayn Xagaad Ka Keentay”Xildhibaan Dheeg
Hargeysa(ANN)-Golaha Guurtida Somaliland, ayaa dood adag ka yeeshay xaalada Caafimaad ee dalka, dawooyinka iyo Cusbitaalada gaarka loo leeyahay ee dalka, waxayna qaarkood ku doodeen in la xakameeyo, isla markaana la hubiyo tayadooda adeegyada ay qabanayaan iyo dawooyinka ay iibiyaan. Dooda