TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: #Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Somaliland#UNODC#UN Office on Drugs and Crime#Xeebaha#Badda Somalia# India Badda Kaluumaysiga# Doonyaha La Qabtay# Kaluumaysiga Sharcidarada Ah#

Total 4 Posts

Hargeisa: Inside Somaliland’s would-be capital city

By James Jeffrey, for CNN Hargeisa(ANN/CNN)You may well not have heard of Hargeisa. This could have something to do with it being the capital city of a country that in the eyes of the rest of the world doesn’t exist:

Weedho Kasoo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Oo Khilaaf Ka Abuuray Xukuumadda Xasan Sheekh Iyo Baarlamaanka Somalia

Muqdisho(ANN)Weedho kasoo yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Marwo Aamina Mahamed, ayaa khilaaf hor leh ka dhex abuuray Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Baarlamaanka Somalia.kaddib markii Haweenayda Dawlada Kenya u qaabilsan Arrimaha Dibedda Marwo Aamina sheegtay inay khilaafkii dhinaca xadka Badda

Xukuumadda Somalia Oo Sheegtay Inay Al-shabaab Kaga Aargudatay Duqayn Dhinaca Cirka Ah Kaddib Weerarkii Lagu Laayay Askarta Brundi

Muqdisho(ANN)Xukuumadda Somalia, ayaa sheegtay in weeraro dhinaca Cirka ah oo lagu qaaday Ururka Al-shabaab lagu bur-buriyay inta baddan hubkii ay ka qabsadeen todobaadkii hore xerada Leego oo qiyaastii dhinaca Woqooyi Galbeed kaga beegan 65 mile magaalada Muqdisho, halkaas oo ay

Hay’adda Qarammada Midoobay U Qaabilsan Denbiyada Oo Ka Hadashay Hawlgalo Xukuumadda Somaliland Fulisay

Hargeysa (ANN) Hay’adda Qarammada Midoobay u qaabilsan Ka-hortagga Fal-dambiyeedka iyo Daroogooyinka ee UNODC (UN Office on Drugs and Crime), ayaa ka hadashay hawlgal Xukuumadda Somaliland fulisay, waxayna  ku ammaantay dawladda Somaliland sida guulaha ah ee loo ilaaliyo xeebaha Badda dalkeeda

{ }Smiley face