Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Tag: #somalialnd

Total 1 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Halday Qaabka Hantida Ummadda Looga Ilaalinayo Ololaha Doorashooyinka

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi, ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay ilaalinta hantida qaranka inta lagu jiro muddada Ololaha doorashooyinka gollayaasha Wakiiladda iyo deeggaanka ee loo asteeyay in ay dalka ka qabsoomaan 31 May.

Click to listen highlighted text!