Araweelo News Network

Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yaadhay guddoomiyaha Xisbiga mucaardka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Ciro oo oo la xidhiidhay natiijada doorashadii laga soo gudbay iyo xiisada colaadeed ee dhowaan ka aloosantay deegaanka Darar-weyne ee degmada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.

 

Halkan ka Daawo Jaawaabta Madaxweynaha