Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay khasaaaraha ka dhashay nudaharaadkii shalay ka dhacay Magaalada Burco.
Madaxweynaha ayaa Muujiyay dareenkiisa wixii dhacay, isagoo tilmaanay sida uu uga damaqday arrintaa ee uga xunyahay dhimmashada iyo dhaawaca ka dhashay. Madaxweynaha ayaa balanqaaday in Xukuumad ahaan at sharciga horgeynayaan.
Muuqaalka Madaxweynuhu ku gudbiyay dareenkiisa murrugada ah oo uu bulshada la wadaagay halkan hoose ka Daawo.
Madaxweynaha Oo Dareen Murruga Ah Ka Muujiyay Mudaharaadka Dhinmashada Sababay Ee Burco
Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.
Follow us or Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
Join our Telegram Channel https://t.me//araweelonews
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
Join the conversation. Follow us on X (Formerly Twitter) @araweelonews to get the Latest news headlines from the horn of Africa, Somaliland, Somalia, Djibouti, Eritrea, Kenya, and Ethiopia. News, Political, Commentary, Features, Social Affairs, Culture, Health & Education and Human Rights issues.updates regularly. Subscribe to @AraweeloTv/videosYouTube channel AraweeloTv To share information or for submission, send e-mail to e-mail info@araweelonews.com
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/