Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay Tiirka 2-aad ee Waxqabadka 100 Maalmood ee Bilawga Muddo-Xileedkeeda, taas oo jawaab u ah balanqaadkii xilligii ollolaha ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).

Muuqaalka Tiirka Labaad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad halkan ka Daawo.

https://www.facebook.com/share/v/166nSwuxCN/

;