Month: November 2014
Daawo Buuqa Ka Dhashay Mooshinka La Doonayay In Xilka Lagaga Xayuubiyo Raysal Wasaaraha Somalia Oo Markii Sadexaad Guuldaraystay
Mogadishu(ANN)Mooshinka la doonayay in Xilka Lagaga Xayuubiyo Raysal wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh, ayaa markii sadexaad guuldaraystay fadhi ay maanta yeesheen Xubnaha Baarlamaanka Somalia. kulamo goo-goos ah iyo shirar labadii maalmood ee u danbeeyay ka socday magaalada Muqdisho oo Xubnaha wada
Egypt’s leader Abdel Fattah al-Sisi visits Pope on first Europe trip
Roma(ANN)President’s four-day tour includes meeting with Italian PM and trip to France, aimed at securing investments. Egypt’s leader Abdel Fattah al-Sisi has met Pope Francis, kicking off his first European trip since ousting his predecessor and overseeing a crackdown that
Obama Surprise after Chuck Hagel Resigning
Washington(ANN)The former Republican senator is reportedly stepping down after White House grew frustrated with his handling of the Islamic State Chuck Hagel, the US secretary of defense, is resigning after President Barack Obama lost faith in his ability to lead
Xoghayihii Gaashaandhiga Maraykanka Oo Si Lama Filaan Xilka Isaga Dhiibay
Washington(ANN)Xoghayihii Gaashaandhiga Maraykanka Mr. Chuck Hagel, ayaa si lama filaan ah isaga casilay xilkii uu hayay, Madaxweyne Obama waxay ku noqotay layaab markii uu ku war helau iscasilaada Xoghayaha, balse wuxuu sheegay inuu soo dhowaynayo is casilaada Xoghayaha Difaaca Maraykanka.
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhanbaalo Tacsi Ah Lagu Boobay
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa lagu boobay dhanbaalo Tacsi ah. kadib markii uu cariga Dalka Britain ku geeriyooday Walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud Aadan oo ku Geeriyooday cariga Ingiriiska. Jaamac Maxamed Maxamuud Aadan, wuxuu ka mid aha Odayaashii mudada dheer degnaa
Aqlabiyada Baarlamaanka Somalia Oo U Balamay In Daaqada Laga Saaro Raysal Wasaaraha, Wer-werka Xaaladda Iyo Weedhaha Laysugu Hanjabay
Mogadishu(ANN)Aqlabiyada Baarlamaanka Somalia oo shirar iyo kulamo goo-goos ah ku lahaa labadii maalmood ee u danbeeyay magaalada Muqdisho, isla markaana kulan khaas ah la yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh oo kasoo laabtay shirkii uu kaga qaybgalay dalka Dermark, ayaa u balamay
Xoghayaha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Xoriyadiisa Loo Celiyay Kadib Markii Uu Muddo Ka Baddan Todobaad U Xidhan Koox Isu Bahaysatay
Hargeysa(ANN)Xoghayaha Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, oo muddo ka baddan Todobaad ku xidhan Xabsiga Magaalada Hargeysa. Kadib markii Todobaadkii hore oo khilaaf ka taagnaa Golaha Wakiiladda la xidhay, ayaa xoriyadiisa loo celiyay maanta gelinkii danbe. Xoghayaha, ayaa u xaqiijiyay
Boqor Buur-madaw Oo Ka Hadlay Dhawaaqa Musharaxnimada Wasiiradda Xukuumdda Madaxweyne Siilaanyo, Sharciyada Golaha Wakiiladda, Guddoomiye Cirro Iyo Dhacdooyinka Siyaasadeed Ee Dalka
Hargeysa(ANN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madaw) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland kuwa ugu caansan, ayaa ka hadlay Xaaladda siyaasadeed ee waqtigan Somaliland, Loolanka kulmiye iyo khilaafka golaha wakiillada Somaliland ee lasoo afjaray iyo arrimo kale oo xaasaasi ah. Boqor Buurmadaw,
Al-shabaab Oo Sheegatay Weerar Lagu Khaarajiyay Ku Dhowaad Sodoneeyo Qof Oo Kenyan Ah
Mandheera(ANN)Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sh. Maxamuud Cali Raage (Cali Dheere), ayaa sheegay in ay fuliyeen weerar saaka ka dhacay Magaalada Mandheera ee Gobolka Saamiladu degto ee gudaha Dalka Kenya, kaas oo lagu khaarajiyay dad u dhashay Kenya oo gaadhaya ugu yaraan
Budhcadu Wey Tageysaaye Ha Tahriibin Walaal,!! W/Q:Yaasin Abdirahman Kaahin (xuubsiibte)
Haddaanu nahay Dhalinyaradii codkooda iyo taageeradoodaba siisay madaxweyne ahmed mohamed mohamud siilaanyo wakhtigii doorashada uu ku guuleystey madaxweynanimo ee dalka 2010kii oo aanu lasoo garab taagneyn taageero dhinac kasta ah xiligaas oonu uga nimi daafaha dunida si aanu u taageerno