Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2014

Total 123 Posts

Doorka Saxaafada Ee Horumarka Dalka: W/Q Khadar Awrliq

Saxaafada iyo Somaliland Waa ilaah mahadii mar hadii saxaafadii Somaliland maanta yeelatay madaxbanaani xuduudka dhaaftay oo shaqsi kastaaba cabiri karo fikirkiisa, waase dadaal iyo horumar loo qaaday dhanka hanaanka dimuquraadiyada. Heerka madaxbanaanida ee saxaafada Somaliland waa mid gaadhay heer aanay

Muran Ka Dhashay Hoggaan Ay Doorteen Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Xilka La Wareegay

Hargeysa(ANN)Xubnihii cusub ee Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah Xilkii ula wareegay maanta, munaasibada xil wareejinta xubnaha cusub ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin sadexda xisbi ah, ayaa lagu qabtay xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Hargeysa.

Muqdisho: Ciiddamo Milateri Oo Gedooday

Muqdisho(ANN)Ciidamo Milateri oo ka mid ah kuwa Dawlada Somalia ee ku suagn Magaalada Muqdisho, ayaa sameeyay gedood raabshada wata oo saamyn ku yeeshay xaalada amaanka iyo isu socodka gadiidka Muqdisho. Ciidamadaa oo ahaa kuwo Tababar uga socday Xerada Jaziira ee

What is Change? By, M Dhoore

Today, I looked up the word “change” to literally express the true meaning of this word excessively being used many politicians to attack the administration. My search led me to number of results about the meaning of the word “change”

The Role of Development and Cooperation Somaliland Diaspora

Your Excellences, Distinguished guests, ladies and gentlemen. I would like to start by thanking ForumSyd for organizing and giving us this opportunity to highlight and discuss the role the diaspora has for the development in Somaliland. It is without question

Masuuliyiinta Xukuumadda Dhacday Ee Raysal Wasaare Cabdiweli Oo Lagu Amray In Aanay Dalka Ka Bixin

Mogadishu(ANN)Qoraal ay wadajir usoo saareen Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somalia Axmed Cali Daahir iyo Hantidhawrka Guud Nuur Jimcaale Faarax , ayaa lagu amray in aanay Xubanaha Goloaha Wasiiradda ee Xukuumadda Xilka laga qaaday ee Raysal Wasaare Cabdiweli Sheekh aanay

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Wefdi Maraykan Ah Dhegeyso Nuxurka Waxyaabaha Laga Wadahadlay

            Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Dawlada Maraykanka oo isgu jiray Dublamaasiyiin iyo masuuliyiin sare oo madax ka ah Hay’addaha Caawimooyinka ee ugu waaweyn dalka

Xukuumadda Somaliland Oo Iska Fogaysay Ku Lug-lahaanshaha Rabshado Hadheeyay Xaflad Ka Socotay Hargeysa

Hargeysa(ANM)Xukuumadda Somalilamd, ayaa iska fogaysay eeddo lagula xidhidhiyay rabshado Khamiistii lasoo dhaafay ka dhacday Huteelka Crawn ee Magaalada Hargeysa. Kadib markii Koox dhalinyaro ah weerareen xaflad ka socotay halkaa oo Xisbiga WADDANI lahaa. Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha

Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo La Dhaariyay Dhegeyso

            Hargeysa(ANN)Xubnaha Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa la mariyay dhaarta waajibka ah ee Dastuuriga ah. Kadib markii golaha wakiiladdu ansixyeen todobaadkii hore. Kulanka Dhaarta Todoba Xubnood oo uu ka koobanyahay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa

Sarkaalka Afhayeenka U Ah Ciidamadda AMISION ee Uganda Oo Gabadh Soomaaliyeed Loo Haysto

Kampala(ANN)Sarkaalka Afhayeenka u ah ciidamada Dalka Uganda ee AMISOM oo ku sugan Soomaaliya Lt. Col. Paddy Ankunda, ayaa faraxumeeyay gabadh Soomaaliyad ah oo19 jir, taas oo ka shaqaynaysay Xerada Ciidanka Uganda, iyadoo shaqadeedu ahayd turjubaan oo Luqada Ingiriisida si fiican