Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2014

Total 123 Posts

US Senate Report Slams CIA Torture, Lies

Washington(HRW/ANN)The US Senate Intelligence Committee’s report summary on the Central Intelligence Agency (CIA) detention and interrogation program is a powerful denunciation of the agency’s extensive and systematic use of torture. The 525-page partially redacted summary, released Tuesday, is part of

Boobka Khayraadka Dalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Heshiisyada Shidaalka. Qaybtii Lixaad

Heshiisyada Caalamiga Ah Ee Shidaalka Iyo Calaamatu Su’aal Saaran Qaabka Xukuumadda Somaliland U Maamushay Khayraadka Dalka: Qaybtii 6aad Marka laga hadlayo soo saarista shidaalka iyo khayraadka kale ee dalka, waxa laga maarman ah in dalkaasi marka hore yeesho shuruuc diyaar

Mogadishu: New plotical Party PRESS RELEASE

  Mogadishu(ANN)Daljir Party, which holds the attainment of political stability through dialogue as one of its principles, welcomes the Somali Federal Parliament’s decision on 06 Dec. 2014 which ended the long standing difference and political in-fighting between the top leaders

Dammeerro Mudaharaad Ka Sameeyay Caasimada Kanya Ee Nairobi Oo Metelayay Dareenka Shacabka

Nairobi(ANN)Boqolaal Dammeerraha gaadiid ahaanta loo isticmaalo ee ka hawlgala Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kanya, ayaa isugu soo baxay fagaare si ay u muujiyaan dareenka dadka reer Kanya.     Dammeerahaa oo mudaharaad salmi ah isugu soo baxay, ayaa barxad

Muqdisho: Dad U Geeriyooday Xanuun Aan La Aqoonsan Iyo Ku Dhowaad Boqol Qof Oo Cusbitaalka Loola Cararay

Mogadushu(ANN)Magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, ayaa lagu arkay Cudur aan weli la aqoonsan oo sababay dhimashada dad shacab ah iyo dhaawac tiro baddan. Kadib markii Degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdisho ay ku geeriyoodeen maanta in kabadan 10 qof, tiro ku

Somalia: Koox Haween Ah Oo Dilkooda Lagu Beegay Maalinta Xuquuqda Aadamaha

  Tiyeegloow(ANN)Koox haween ah oo tiradooda lagu sheegay todoba, ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Tiyeegloow oo ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Somalia, sidaana waxa warbaahinta u xaqiijiyay Guddoomiyaha Tiyaagloow oo sheegay in Haweenkaa qaarkood ay ka

Qaramada Midoobay Iyo Hay’addaha Xuquuqda Aadamaha Oo Ku Baaqay In Madaxda CIA-da Maraykanka Caddaaladda La Horgeeyo Kadib Gabood-falo Ay Galeen

Washington(ANN)Madaweynaha Dalka Maraykanka Obama, ayaa ku tilmaamay wax laga xumaaddo oo waxashnimo ah, isla markaana dhaawacaysa qayimka Maraykanka warbixin laga soo saaray qaabka Hay’adda Sirdoonka Maraykanka ee CIA-du ula dhaqmaan dadka Muslinka ah ee lala xidhiidhiyo Ururada xagjirka ee xulufada

Shirkadda Diyaaraddaha Ee Flydubai Oo Shaacisay Duulimaadyo Somaliland Ah

HARGEISA, Somaliland, December 10, 2014/ — flydubai (http://www.flydubai.com) oo fadhigeedu yahay Dubai waxay shabakadeeda si balladhanaysa ku dhawaqday duulimaadyo cusub oo ay ku imanay Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Qoraal saxaafadeed sharaxaad ka bixinaya duulimaadyadaa oo kasoo baxay xafiiskeeda Dubai.

Agaasimuhu Muu Garan Ujeedada Loo Sameeyay Hay’ada La Dagaalanka Musuq-maasuqa, By. C/raxmaan Cadami

Agaasimaha Guud ee Hay’adda La-dagaalanka Musuq-maasuqa md Xasan Cumar Hoore oo khudbad ka jeediyay Kulan loo qabtay xubno ka mid ah shaqaalaha dawlada waxa uu sheegay in ay daba gal iyo baadhitaan ku samaynayaan wasaaradaha iyo Hay’addaha kale ee Dawlada.

Sarkaal Lagu Eeedyay Inuu Al-shabaab U Qaabilsanaa Hawlgalada Lagu Khaarajiyo Suxufiyiinta Oo Laga Soo Qabtay Dalka Kanya

Nairobi(ANN)Sirdoonka Dawlada Somalia oo kaashanaya Sirdoonka Dalka Kanya, ayaa gacanta ku dhigay Nin lagu eedeeyay inuu Al-shabaab u qaabilsanaa hawlgalada lagu khaarajiyo Suxufiyiinta Somalia ee lagu dilo Muqdisho. Sarkaalkaa oo Magaciisa lagu sheegay Xasan Xanafi Xaaji, waxay sirdoonka Somalia kasoo