Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2015

Total 146 Posts

Letter to the President Barack Obama. By.Aniis A. Essa

H.E. PRESIDENT BARACK OBAMA WHITE HOUSE 1600 PENN AVE. NW WASHINGTON DC. 20500 Dear President Barack Obama Thank you for your replay on January 23, 2015. Your continual support in Africa is greatly Appreciated The humanitarian involvement in Somalia, the

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By. Abdullaahi Beershiya Qaybtii 14aad

Abu Al-Nasr Al-Farabi (870-950 C.E.) Abu Nasr Mohammad Ibn Al Farakh Al Farabi waxa uu ku dhashay tuulo yar oo la yidhaa Wasij oo u dhaw magaalada Farab ee dalka Turkistan markay taariikhdu ahayd 259 A. H. qoyskiisu waxay asal

Xidhiidhka Astaamaha Xisbiyadda Somaliland Iyo Cilmi-Felega. By. Mohamed Farah

Waxa jiray wax ay kaga soocnaayeen urruraddii ku soo bixi waayey tartanka doorashooyinkii dalka ka qabsoomay, saddexdda xisbi qaran ee UCID, WADDANI iyo Xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, taasoo ah dhinaca astaanta saddexda xisbi ay la waddaagaan astaanta guud

Go’aamo Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Guurka Iyo Arrimo Kale Oo Laga Soo Saaray Hargeysa

Hargeysa(ANN)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa soo geba gabeeyay Muxaadiro Diineed Mudo laba iyo toban cisho ah ka soctay Masjidka Cali Mataan ee Caasimada Hargaysa. Geba gebadii muxaadarada, ayaa laga soo saaray qodobo la xidhiidha Guurka, Dhaqanka

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Indhaha. Qaybtii 2aad

Caleenta Cagaaran: Caleenta cagaaran waxa ka mid ah salladhka, kaabashka, kostada iyo wixii la hal maala ee dadku cunaan amma khudaar ka dhigtaan, waayo caleemta cagaaran waxa ku jira maadooyinka Antioxidants, Zeaxanthin iyio Luetin oo ay kaydsato qaybta la yidhaa

Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By.Abdullaahi Beershiya Qaybtii 13aad

Cali Ibn Rabban Al-Tabari Magaca uu helay Cali Bin Rabban kumuu imaan oo kaliya ammaanta uu huwiyey khabiirkii cilmiga Faysigiska ku caanka ahaa ee Zakariya Al Razi, balse xaqiiqadu waxay ahayd inuu ku helay, kadib markii uu soo saaray daawooyin

Liiska Magacyada Wasiiradda Cusub Ee Xukuumadda Raysal Wasaare Cumar Cabdirashiid Ee Somalia

Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke, ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib markii hore uu dib ula laabtay Liiksa xubnihii uu magcaabay, wuxuuna Raysal Wasaaruhu ku tilmaamay xubnaha cusub inay ku yimaadeen wadatashi uu la yeeshay Madaxweynaha,

Wejigii Labaad Ee Dhismaha Wadada Ceergaabo Oo La Dhagax Dhigay Iyo Fariin Ku Waajahan Qurba-jooga Reer Sanaag

Ceergaabo(ANN)Wejigii Labaad ee dhismaha Wadad Ceergaabo, ayaa la dhagax dhigay kadib markii lasoo gebagebeeyay 10KM oo la saaray Daamurka, taas oo dhinaca Magaalada Ceergaabo laga soo bilaabay, iyadoo 10KM oo kalena waqtigan wax yar u hadhsan yihiin, isla markaana maalmaha

Daawo Heestii Dareen Weeye Caashaqu

Hargeysa(ANN)Suxufiga Da’ada yar ee Abwaan Cali Mahdi Jibriil Xasan Sheekh oo ka mid ah suxufiyiinta Somaliland, isla markaana ah Hal abuur suugaanyahan,  ayaa soo saaray Hees la baxday “Dareen Weeye Caashaqu.’ Halkan Ka Daawo Riix. Araweelo News Network Somaliland Office

Anigaa Hadhay Looma Hadlo. By, Cabdiraxmaan Caddami

Magaalooyinka Dalka gaar ahaan Caasimada waxa lagu qabtaa xaflado aad u tiro badan oo leh u jeedooyin kala duwan, qaar rasmi ah oo lagu xuso munaasabadaha taariikhiga ah, furitaanka dhismayaal xafiisyo cusub ama mashaariic kale oo ay dawladu hirgelisay iyo