Month: January 2015
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska.By. Abdullaahi Beershiya. Q.11aad
Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit wuxuu ahaa nin aad u da’ yar oo cilmiga jecel, inkastoo uu dhaxal hanti baddan ah ka helay qoyskiisa oo ahaa mid aad u ballaadhan, bulshadana dabaqad sare kaga jira. Cilmiga Thabit wuxuu soo
Waari May Side War Ha Kaa Hadho. By.Mohamoud M.Jama
25-kii may 2014-kii ayey ahayd markii wasaarada ganacsiga JSL ay maamulka haamaha keydka shiidaalka ee Berbera ay u soo magacabeen Sh. Saleebaan Siciid Cali inuu ka noqdo mareeye, iyadda oo hadda laga joogo muddo ku siman 7-da bilood ah, aynu
Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland? By, Mohamed Hassan
Haddaan run ku sheego tobankan shay, Turkigu maanu kala Raacin Somaliland iyo Somalia. Waa suuro gal inay maskaxdaada ka guuxayso aragtida Islaamiga ah ee Turkigu horkacayo oo aan aniguba kugu raacsanahay, waa suuro-gal inaad la dhacsan tahay hoggaaminta Madaxweyne Erdogan
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kusoo Laabtay Hargeysa Kadib Safar Dheer Iyo Mashaariicdii Ugu Danbaysay Ee Uu Xadhiga Ka Jaray Magaalada Berbera
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo socdaal qaatay ku dhowaad laba todobaad safar ku marayay gobolada dalka Beri iyo galbeed, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay caawa kadib markii uu kusoo laabtay Magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo oo labadii maalmood ee u
Markab Shixnado Hub Siday Oo Lagu Qabtay Somaliland
Berbera(ANN)Markab kuwa Xamuulka qaada ah oo siday shixnad Hub ah, ayaa lagu qabtay Somaliland, kadib markii Markabkaa oo kusoo xidhtay Dekadda Magaalada xeebta ah ee Berbera la oggaaday inuu sido shixnad hub ah oo aan la aqoonsan meesha laga leeyahay
Amiirka Cusub Ee Dalka Sucuudiga Oo Ka Hadlay Siyaasada Hoggaamintiisa Iyo Duruufaha Ku Xeeran
Riyadh(ANN)Amiirka cusb ee dalka Sucuudiga Boqor Salman Bin Abdulaziiz Al-Sucuud oo 79 jir ah, ayaa la wareegay xukunka dalka, kadib markii uu geeriyooday xalay walaalkii Cabdalla Bin Cabdulcasiis Al- Sucuud. Amiirka cusub Salmaan oo hore u hayay xilka Wasiirka
Dalalka Britain iyo France Oo Ka Werwersan in Yuhuuddu Cabsi uga Qaxaan Dalalkooda
London (ANN) Dawladaha Ingiriiska iyo Faransiiska, ayaa werwer xooggan ka muujiyey in dadka Yuhuuddu cabsi darteed uga qaxaan dalalkooda, kadib markii afar qof oo Israa’iiliyiin ah lagu dilay weerarkii magaalada Paris ka dhacay laba toddobaad ka hor, kaas oo sidoo
Nooca Dhiigga ee Lammaanaha oo Saamayn ku Yeesha Xidhiidhkooda Jacayl.By. Abullaahi Beershiya. Q.3aad
Lammaanaha haweenayda Dhiiggeedu O yahay, Ninkana A Lammaanahan inta badan waxa lagu tilmaama in haweenaydu tahay mid dhexdhexaadin jecel oo mar kasta oo khilaaf yimaado xalisa, dulqaadkeeduna badan yahay, sababtoo ah dhiigga O waa dhiig fikrad taban inta badan qaata,
Islaamka iyo Cilmiga Sayniska. By, Abdullaahi Beershiya. Q. 10aad
Thabit Ibn Qurra (836-901 C.E.) Thabit waxyaabaha uu ku soo kordhiyey cilmiga waxay u badan yihiin xisaabta iyo xidigiska. Waxa uu ahaa nin lagu ammaano inuu waxyaabo badan ku soo biiriyey xisaab-dhaqameedka loo yaqaan Geometry iyo Algebra, waxaana ka mid
Maydad Wadhan!Sheeko Gaaban: WQ: Faadumo Bintu Aadan Buuni
Maalin baa ka soo wareegtay, maalintii koofiyadda dhammaysashada Jaamacadda madaxa loo saaray ee lagu yidhi; ‘Waadigaa maanta mustaqbalkaagii madaxa ku sita.” Mabsuud aan kala go’ lahayn ayey gashay iyo dib u milicsi maalmahii ayy madasha waxbarashada ku maqnayd. Waxay markiiba