Month: May 2015
Warbixin Lagu Soo Bandhigay Muqdisho Oo Muujisay Shirqoolada Hay’addaha Qaramada Midoobay Ee Laga Ansixiyay Wasiirka Qorshaynta Somaliland
Hargeysa(ANN)Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNFPA (United Nations Population Fund), ayaa tiro-koob aan wax baddan lagala socon, balse Wasaaradda Qorshaynta Somaliland oggolaatay oo lagu sameeyay dadweynaha reer Somaliland sannadihii 2013 ilaa 2014, soo badnhigtay, kaasoo qayb ka ahaa tiro-koob guud oo
Buuqqa Doorashada Somaliland: Kordhis Doon, iyo Kordhis Diid. – Maxamed Haaruun.
Maxaa Qalinku sheekiyo; -Hadba Qodob la yaab liyo; -Qubanaha dharaartiyo; -Ma hadhooyin qorayaa? (Hadraawi) Maalmahaba buuq baa Somaliland ka aloosnaa. Buuqu ma aha shil iska dhacay ee muddo dheer baa la soo karinaayay. Wakhti iyo xoolo badan baa ku baxay,
Mashruucii Jidka Rajadu Xaggee Ayuu ku Dambeeyey (The Berbera Corridor) By: Cabdiraxman Cadami
Gooni Isu taaggii Eritrea Itoobiya waxa uu ka dhigay dal aan Bad ama Dekedo lahayn, Waxase ay isticmaali jirtay Dekedaha Casab iyo musawac, intii aanay labbada dal Coloobin, sidaa awgeed Dekeda Djabuuti waxay Noqotay meesha ugu dhaw ama ugu haboon
Halkay Ku Danbeeyeen Heshiisyadii Beenta Ahaa Ee Lagu Boobayay Khayraadka Dalk
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa marar badan ku celcelisay in lasoo saarayo shidàal isla markaana ay heshiisyo la gashay shurkado caalami ah sida uu Marat baddan warbaahinta maxaliga ah iyo ta caalamkaba u sheegay Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Somaliland. Balse arrimaa
Al-shabaab Oo Sheegatay In Ciidamada Kenya Ay Ka Dileen Ku Dhowaad 40 Askari Gaadiidna Ka Gibeen
Gaarrisa(ANN)Afhayeenka Ciidanka Al-shabaab Sh. Cabdicasiis Abu Muscab, ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraro kala duwan oo ciidankoodu khasaare ku gaadhsiiyeen Ciidanka Kenya gudaha dalkaa, gaar ahaan Deegaanka Yunbi ee Magaalada Gaarisa. Abu Muscab, wuxuu sheegay in Miino loo dhigay wadada Duleedka
Wadahadaladii Axsaabta Mucaaradka Iyo Muxaafidka Oo Lagu Kala Kacay, Arrimaha Laysku Mariwaayay Iyo Jawaabaha Kala Duwan Ee Ay Bixiyeen Dhinacyadu
Hargaysa(ANN)Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADDANI, UCID iyo Xisbiga muxaafidka ee KULMIYE oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ayaa ku kala kacay kulan la filayay in natiijo lagaga gaadho muranka ka dhashay muddo-kordhinta dhowaan golaha guurtida Somaliland u
Xisbiyada Mucaaradka Oo Wadajir Uga Hadlay Halka Ay Marayaan Natiijada Wada Hadalkii Saddexda Xisbi Qaran Iyo Saadaasha Rajada Laga Qabo
Hargaysa(ANN)Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland WADDANI iyo UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Hoggaamiya Xisbiga Mucaraadka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa ka hadlay halka ay marayaan wadahadaladii u socday Sadexda Xisbi qaran iyo
“Midawgii Somalia Wuxuu Ahaa Mid Ka Turjumayay Dhaqankii Xoolaha Laysku Darsan Jiray Ee Bulshada Marka La Doonana La Kala Soocan Jiray, Somaliland-na….”
Hargeysa(ANN)Cali Ciise Yuusuf (Cali Maraykan) oo Ah Siyaasiyiinta Qurbajoogta Ah ee Somaliland ayaa ka hadlay Xaalada Dhaqan Dhaqaale ee Somalida Gaar Ahaana Somalialnd oo uu Sheegay Inuu daraasad ku sameeyay Habka Maamulka ,Siyaasi Iyo Mujtamaca Dalka Isagoo ka hadlay Qaabka
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Weedho Ergayga Qaramada Midoobay Kaga Hadlay Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Go’aanka Guurtida
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay weedho ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay kaga hadlay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland iyo go’aanka golaha guurtida ee muddo-kordhinta loo sameeyay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cabdullaahi Maxamed
Xukuumadda Somalia Oo Qiratay Weerar Lagu Qaaday Laba Xildhibaan Oo Kasoo jeeda Somaliland Oo Al-shabaab Hore U Sheegatay
Hargeysa(ANN)Dawlada Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay qiratay in ciidankeedu dileen xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi oo ka tirsanaa Baarlamanka. Kadib weerar lagu qaaday oo dhaawac kasoo gaadhay Xildhibaan Cabdalla Boos, weerarkaa sida xukuumaddu sheegtay askar ka tirsan millatariga Soomaaliya ku qaadeen