Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2015

Total 88 Posts

Calankay Ma Gaagaxo: Maanso Cusub Oo Calanka Somaliland ka Hadlaysa

Waxa Curisay Hoodo Mujaahid Maxamuud Nuur (Hoodo Garays) Maansadan waxan Curiyey 18 May 2015 iyadoo ay igu kaliftay markii aan barta Facebook-ga ku arkay Hablo Soomaaliya oo gubaya sankan ka haysta Calankayga qaaliga ah ee ay u Shihiideen Mujaahidiintii xaq

Madaxweyne Siilaanyo Muxuu Ka Yidhi xaaladda Dalka Qudbadii 24 Guurada 18 May

Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, arrimaha Doorashooyinka, siyaasada Beesha Caalamka ee ku waajahan Somaliland iyo dalalka deriska iyo arrimo kale oo la xidhiidha guulaha ay ku faanto xukuumaddiisu. Madaxweyne siilaanyo, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale kaga

Meehanawga Shacabka Ee Munaasibadda 18 May Iyo Maalinta Qiimaha Baddan: Warxbin

Hargeysa(ANN)Kumanaan  qof oo saaka waaberigii usoo diyaar garoobay xuska munaasibadda qaaliga ah ee 18 May oo dalka oo dhan laga xusayay 24 guuradii kasoo wargeebtay markii ay Somaliland dib ula soo noqotay xoriyadeedii luntay 26 Jun 1960,  iyadoo halgan dheer

Daawo Xuska 18 May

Post Views: 448

Yemen tribesmen ban khat in city overrun by al-Qaida militants

Yemen (ANN/The guardian) Group allied with regional Islamist branch that overran Mukalla last month say users of the traditonal drug will be held responsible under sharia law. Tribesmen in Yemen have imposed a ban on the drug khat in a

Maamulka Puntland Oo Ku Gacan Saydhay Qorshe La Doonayo In Ciidamo AMISOM Ah La Geeyo Garoowe

Muqdisho(ANN)Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Mr. Nicholas Kay, isla markaan ah Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia iyo Saraakiisha Taliska Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa wada qorshe la doonayo in Ciidamo ka tirsan

Madaxweyihii Hore Ee Masar Maxamed Mursi Iyo Hoggaamiyihii Ururka Ikhwaanka Oo Xukun Del-delaad Ah Lagu Xukumay

Qaahira(ANN)Xukuumadda Dalka Masar ee uu hoggaamiyo Cabdi Fataax Alsiisi ayaa xukuno del-delaad ah ku xukuntay tobaneeyo katirsan mas’uuliyiinta Ururka ikhwaanul Muslimiin, kuwaas oo ay ku jiraan Madaxweynihii hore Maxamed Mursi oo xukunka laga tuuray July 2013 iyo Hoggaamiyihii Ururka Ikhwaanul

Diyaargarawga 24 Guurada Maalinta Qiimmaha Baddan Ee 18 May

Hargeysa(ANN)waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka iyo suuqyada ganacsiga Somaliland, ayàa laga dareemayaa dhamaan saxmad la xidhiidha qaban-qaabada diyaargarawga munaasibada sida weyn looga xuso Somaliland ee 18 May.       Munaasibadda xuskeeda loo diyaargaroobyo oo  ah 24 guuradii kasoo wareegtay markii

Dahabshiil maintains lower commission rates despite price changes

Hargeisa(ANN)On 15 May 2015 Dahabshiil made some slight adjustments to some of its commission fees for international money transfers, a FAQ brief published on the company’s website stated. The new pricing structure, according to the brief, makes slight adjustments to