Month: July 2015
Xaalada Magaalada Hargeysa Oo Kacsan Ciidamada Booliska Oo Albaabada U Làabay Huteelo Iyo Maxkamadda Sare Oo Go,aan Kasoo Saartay Dacwad Mucaaadku U Gudbiyay
Hargeysa(ANN)Xaalada magaalada Hargeysa ayaa is bedeshay saaka. Kadib markii any saaka ku wàaberiisteen ciidamada Booliska oo lasoo dhoobay magaalada I yo Hutelada waaweyn ee Caasimada. Arrintan ayaa ka danbaysay kadib markii mucaaradku ku baaqeen shir qaran, taas oo xukuumadu ku
Mudaharaad Ku Cusub Dhaqanka Bulshada Soomaalida Oo Koox Dhalinayaro Ah Kusoo Bandhigeen Hargeysa
Hargeysa(ANN)Jawiga Dareenka iyo Shucuurtooduba waxay ahayd mid aad u bedelnayd, Naawilaada rajadooda wadaaga noloshana waxay muujiyeen inay qawadeen. Waa wiilal dhalinyaro ah oo tiro ahaan aan ka yarayn kontoneeyo badankooduna waxay ka baxeen Jaamacadaha Dalka, Garashada aqooneed ee aan u
Qoraal Kitaabka Quraanka Kariimka Kii Ugu Da’ada Weynaa Oo Dalka Britain Laga Helay
Birmingham(ANN) Qoraal la rumaysanyahay inuu yahay kii ugu da’ada weynaa inta la ogyahay ee Kitaabka Quraanka Kariimka ah ayaa laga helay maktabad ku taalla magaalada Birmingham ee dalka Boqortooyada Britain. Baadhitaan lagu sameeyay Qoraankaa oo lagu qorey maqaar dushii ayaa
Somaliland Cabsi Soo Waajahday Xukuumadda Iyo Ciidanka Booliska Oo Heeggan La Geliyay
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa heeggan culus gelisay Hay’addaha amaanka dalka, gaar ahaan Booliska gobolada dalka. Sidaana waxa lagu sheegay warbixin Taliyaha Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdullaahi Fadal IImaan maanta siiyay Telefishanka Qaranka, isagoo ay hareera joogaan Wasiir ku
Ciidamada AMISOM Ee Somalia Oo Xasuuqay Dad Shacab Ah
Marka(ANN)Ciidamada Nabad Ilaalinta u jooga Somalia ee AMISOM, ayaa xasuuq u geystay dad shacab ah magaalada Marka ee xarunta u ah Shabeelada Hoose. Dad kala duwan oo ku sugan Marka ayaa xaqiijiyay in hawlgal ay Ciidamada AMISOM fuliyeen lagu soo
Dagaalo Ka Dhacay Gobalada dhexe Ee Soomaaliya, Maamul Saddexaad Oo Lagaga Dhawaaqay Iyo Raysal Wasaare Sharmaarke Oo Gaadhay
Gaalkacayo(ANN)Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Goor dhaw gaadhay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay ka jiraan dagaalo iyo xaalad qasan oo siyaasadeed. Raysal Wasaaraha
Badhasaabka Awdal Oo Ka Dayriyay Xafiisyada Laamaha Dawlada Ee Gobolka Digniina U Mariyay Warbaahinta
Boorama(ANN)Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa ka dayriyay nidaamka Hay’addaha dawlada ee gobolku yihiin kuwo aan shaqayn, wuxuuna sheegay in 21 xafiisyada Wasaaradaha ee gobolka masuuliyiin ka joogaan ay 15 ka mid ah yihiin fadhiidh oo aanay shaqayn.
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo U Boqoolay Laascaanood Iyo Wadooyinka Hargeysa Oo Mar Kale Is Bedel Lagu Sameeyay
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Arimaha Guddaha Somaliland Cali maxamed Warancadde iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Gobolka Sool, halkaas oo wasiirka iyo wefdiga la socdaa ku biirayaan wadahadalada xalinta xiisad dhowaan ka dhacday Degmada Guumays oo u dhaxaysay dadka deegaanka
Marxuum Fu,aad Aadan Cadde Oo Aas Qaran Loo Sameeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Masuuliyiinta Qaranka Oo Ka Qaybgalay
Hargeysa(ANN)Marxuum Fu’aad Aadan Cadde oo ahaa halyey ka mid ahaa siyaasiyiinta I yo Odayaasha Somaliland ee kasoo jeeda deegaanka Sool, ayaa maanta si heer qaran ah logu aasay xabaalaa Naasa-hablood ee Bariga Magaalada Hargeysa. Kaib markii maykiisa laga soo dejiyay
Hargeisa: Inside Somaliland’s would-be capital city
By James Jeffrey, for CNN Hargeisa(ANN/CNN)You may well not have heard of Hargeisa. This could have something to do with it being the capital city of a country that in the eyes of the rest of the world doesn’t exist: