Month: August 2015
Tahriibayaal Ku Haligmay Gaadhi Kuwa Qaboojiyaha Leh Oo Maydkooda Laga Helay Dalka Austria
Vienna(ANN)Dawlada Austria ayaa xaqiijisay inay heleen maydadka dad tahriibayaal ah oo laga helay gaadhi kuwa qafilan ee Qaboojiyaha lagu qaado Digaaga, waxaana laga helay meel cidlo ah oo ka tirsan gobolka Burgenland ee Bariga dalka Austria oo aan ka fogayn
Booliska Kenya Oo Soo Bandhigay Hub Culus Oo Lagu Qabtay Guddaha Dalkaa
Nairobi(ANN)Booliska Dalka Kenya, ayaa soo bandhigay Hub culus oo lagu qabtay guddaha dalka Kenya, kaas oo ay sheegeen la doonayay in lagu khal-khaliyo amaanka dalkooda. Hubkaa oo noocyo kala duwan ah, ayaa lagu qabtay Magaalada Gaarisa ee gobolka Woqooyi Bari
Suxufiyiin Maraykan Ah Oo La Khaarajiyay Xili Ay Warar Tebinayeen Gudaha Gobolka Virginia
Virginia(ANN)Warbaahinta Maraykanka iyo kuwa Caalamiga ah ayaa laga soo daayay dhacdo lagu khaarajiyay Laba wariye oo u dhashay dalka Maraykanka, kuwaas oo lagu toogtay gobolka Virginia ee Maraykanka, iyagoo si toos ah waraysi u siinaya telefishinka oo ka waramaya dhacdo
Ardaydii U Horaysay Ee Shahaadada Master Degree Ka Qaata Jaamacadda Amoud University Oo Madaxweyne Siilaanyo Shahaadooyin Guddoonsiiyay
Boorama (ANN)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Ardaydii u horaysay ee Shahaadada Master Degree ka qaadatay Jaamacadda Amoud University ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Munaasibad si weyn loo agaasimay oo ay ka qaybgaleen
Khilaafka Madaxweynaha Iyo Baarlamaanka Somalia Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Qorshayaasha Laysu Malleegayo
Mogadishu(ANN)XaalladdaSomalia ayaa cirka isku shareertay kadib markii uu sii xooggaystay Khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Baarlamaanka Somalia oo shirgudoonka u gudbiyay laba todobaad ka hor mooshin ka dhan ah Madaxweynaha, kaas oo shirgudoonka Baarlamaanku
Muxuu Daarnaa Kullan Albaabada Loo Xidhay Oo Madaxweyne Siilaanyo La Yeeshay Garsoorka Maxkamadda Sare Iyo Guddida Caddaalada Somaliland
Muuqaalka Kulanka Madaxweynaha iyo Hay’addaha Garsoorka Somaliland Hargeysa(ANN)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta kulan la yeeshay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare iyo gudida Caddaalada Somaliland oo uu xubin ka yahay Wasiirka Caddaalada Iyo Arrimaha Garsoorka. Kulankaa oo aanay saxaafadu goob joog ka ahayn, waxa
Raaddadka Xasuuqii Loo Geystay Shacbiga Somaliland Oo Xabbaalo Wadareedyo Cusub Laga Helay Woqooyiga Hargeysa
Muuqaalka Qaloofka Xabaal Wadareedka laga helay Duleedka Woqooyi ee Hargeysa 24 August 2015. Hargeysa (ANN) Qalfoofka qayb ka mid ahaa dadkii reer Somaliland ee ay xasuuqday dawladdii keli-talihii Siyaad Barre ee Soomaaliya xilliyadii sideetanaadkii ayaa sha;ay laga helay hal xabaal-wadareed
Somaliland: Sarkaal Ka Mid Ahaa Sirdoonka Oo Naftiisa Khaarajiyay
Hargeysa(ANN)Sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Somaliland ee ka hawlgala xarunta gobolka Maroodi-jeex, ayaa ku geeriyooday xarunta ciidanka ee magaalada Haregysa caawa caweyskii, waxyar kadib markii halkaa laga maqlay rasaas. Sarkaalkaa oo ku geeriyooday rasaasta ka dhacday xarunta gobolka ee Sirdoonka oo
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magcaabay Wasiir Ku Xiggeen
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa magcaabay Wasiir ku xigeen cusub, kadib markii todobaadkii hore uu xilkaa iska casilay Cabdikariim Axmed Mooge oo ahaa Wasiir ki xigeenka Qorshaynta Qaranka. Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa u qornaa sidan:-
President Silanyo Appoints New Deputy Minister
By.Mahamad Duale Hargeisa(ANN)President of rep of somaliland H.E Ahmed Mohamed mohamoud silanyo appoints somaliland Deputy Planning Minister The President Formerly Accepted the Resignation Letter In Former Deputy Planning Minister Hon.Abdikareem Ahmed Mooge. H.EAhmed Mohamed mohamoud silanyo president Rep of somaliland