Month: August 2015
Yaa Yidhi Hargeisa Waa Caasimad?
Abdizamad Hassan Macalin Waxaa Dastuurka Qodobkiisa Saddexdaa Ku Qoran In Caasimad JMS Laga Dhigo Magallada Hargeisa Laakiin Waxaa La Odhan Karaa Waxay Ahayd Tallabo Lagu Deg Degay Waayo Lama Fiirin Qodobadii Caasimad Lagu Dooran Lahaa Waxaa Lagu Fekerayay In Caasimada
Somaliland: Xoggogaal U Noqoshada Dullinada Ku Dul-Nool Noollaha Kale
Waxaan garowsaday in aan halkan idinla wadaago aragtida wax ka dhaadhicinta iyo dareensiinta qofka aad ka aragti-dheer tahay ama kaa aragti-dheer xaga fahanka waxa jira iyo cabirka waxa inagu soo fool leh. Sidoo kalena, waxay qiyaasta guud ee fikirka qofka
Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Go’aan Kasoo Saartay Dacwadii Mudda-kordhinta
Hargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa go’aan kasoo saartay dacwad la xidhiidhay muran ku saabsanaa mudda-kordhinta hore ay golaha guurtidu ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda Somaliland, waxayna Maxkamadda sare go’aankeeda ku dhawaaqday maanta. maxkamaddu waxay ku dhawaaqday in la qabto
Mooshinka Madaxweynaha Somalia Oo Maxkamadda Sare Loo Gudbiyay Iyo Mudanayaasha Oo Ku Gacan-saydhay Dalab Uga Yimi Madaxweynaha
Muqdisho(ANN)Xiisada Mooshinka la doonayo in xilka lagaga xayuubiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sii xoogasatay, waxaana guuldaraystay qorshayaal Madaxweynuhu ku doonayay inuu ku baajiyo mooshinka ay wadaan xildhibaanada Somalia, kuwaas oo Maxkamadda Sare u gudbiyay mooshinka oo ay tirada xildhibaanadu kor
Wefdi Ka Socda Dalka Imaraadka Carabta Oo Lagu Soo Dhoweeyay Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda
Hargeysa (ANN)Wefdi balaadhan oo ka socda Imaaraadka carabta, ayaa soo gaadhay Somaliland, kuwaasoo uu dalka kusoo dhoweeyay safiirka Somaliland ee dhawaan madaxweynuhu u magacaabay dalka imaaraadka carabta inuu Somaliland wakiil uga noqdo Amb. Baashe Cawil Cumar oo ay wehelinayaan wasiir
Golaha Wakiiladda Oo oo Ansixiyey Ajande Xeerar Xasaasi ahi ku Jiraan
Hargeysa (ANN)Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ansixiyey anjandaha uu ku shaqaynayo kalfadhigiisa 28-aad oo ay ku jiraan xeerar kala duwan oo xasaasi ahi. Fadhigii Golaha Wakiillada ee shalay oo uu hagayey Guddoomiyaha aqalkaasi Cabdiraxmaan Cirro, ayaa mudanayaashii ka qaybgalay oo
Haweenay Reer Somaliland ah oo Hindistay Saliid Lagula Dagaalami Karo Bidaarta iyo Timaha Daata
Hargeysa (ANN) Haweenay reer Somaliland, ayaa hindistay saliid loogu talogalay in la marsado madaxa, isla markaana lagula dagaalamo bidaarta, lagagana hortago in timaha daata. Haweenaydan oo la yidhaah Aamina Xuseen Ibraahim oo saxaafadda la hadashay shalay, waxay sheegtay inay hindistay
Xumadda Shacabka, Xabadda joogtada ah, Xil-gudasho la’aanta Jirta iyo xurmo darada xukuumadda
Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi Batuun Ilaahay (SWT) wuxuu shareecada u soo dejiyey ilaalinta shan shay oo kala ah: · Nafta qofka oo aan si yar dilkiisa loo xalaashan karin · Maalkiisa · Cirdiga · Caqliga · . Diinta Waxaa in
Nin Riyaha La Nool Iyo Sababta Ku Kaliftay
London(ANN)Cilmi-baadhe ku dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo magaciisa la yidhaa Thomas Thwaites, ayaa sannadkii 2014ka oo dhan u noolaa sida riyaha si uu wax badan uga ogaado dabeecadaha nololeed ee xoolaha, gaar ahaan adhiga oo ay u horreeyaan
Buug Loogu Tallogalay in Carruurta Lagu Seexiyo oo Noqday ka Ugu Iibka Wanaagsan
Buug ka waramaya sheekooyin carruurta lagu seexiyo oo ka kooban 22 bog oo uu qoray khabiir cilmi-nafsiga ku takhasusay, una dhashay dalka Sweden ee qaaradda Yurub, ayaa noqday ka ugu iibka wanaagsan waqtigan, sida ay sheegtay shirkadda buuggaagta lagu iibiyo