TelesomDahabshiil
Published On: Tue, Aug 18th, 2015

Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Go’aan Kasoo Saartay Dacwadii Mudda-kordhinta

dhismahamaxkamaddasareHargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa go’aan kasoo saartay dacwad la xidhiidhay muran ku saabsanaa mudda-kordhinta hore ay golaha guurtidu ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda Somaliland, waxayna Maxkamadda sare go’aankeeda ku dhawaaqday maanta.

maxkamaddu waxay ku dhawaaqday in la qabto doorashada maadaxtooyada iyo baarllamaanka 28 bisha Maarso 2017.

Maxkamada waxa ay laashay heshiiskii saddexda xisbi ee Waddani, Kulmiye iyo Ucid ee dhigayay in doorashada la qabto December 2016.

Guddoomiyaha maxkamada sare garyaqaan Adam xaaji cali Axmed, oo ay hereero fadhiyaan toban garsoore ayaa fadhiga maanta kaga dhawaaqay go’aamada maxkamadu gaartay, kadib markii dhawaan madaxweynaha Somaliland uu u gudbiyay maxkamada inay muranka xilliga doorashada tafsiir ka bixiso.

Guddoomiyayaasha saddexda xisbi ee ka jira Somaliland oo maxkamada joogay maanta ayaa soo dhoweeyay go’aankan maxkamada sare.
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

About the Author

- #Arraale Mohamoud Jama is a freelance journalist and human rights activist with more than 20 years of experience as a professional journalist and human rights activist, as well as a writer and investigative journalist on a wide range of topics related to social issues, human rights, politics and security, economics, democracy, and good governance. He has written extensively on regional and international events, and has worked Somaliland newspapers, and Human rights organization. In 2008, he created the website #Araweelo #News #Network, and is based in Somaliland and is currently managing it; #Arraale is a specialist in investigating and reporting on human rights, democracy, security, and good governance issues. Contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Human Rights

Businesses

Pin It