Month: September 2015
Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Ka Baxay Shirk Madaxda Somalia Uga Socday Muqdisho Oo Bur-buray
Mogadishu(ANN)Shir Madaxda Somalia uga socday Magaalada Muqdisho, ayaa burburay. Kadib markii uu galay maalinkii labaad, iyadoo Madaxweynaha Maamul goboleedka Somalia ee Puntland Cabdiweli Maxamuud Gaas bannaanka uga baxay shirka. Shirka oo ay ka qaybgaleen shank a mid ah madaxda maamulada
China Oo Maalgeliyay Mashruuc $ 470 Milyan Ku Kacay Oo Lagu Yagleelay Tareeno Isaga Gooshaya Caasimadda Ethiopia
Addi’s-Ababa(ANN)Dawladda Ethiopia, ayaa shaacisay inay magaalada Addis- Ababa ka bilawday khad tareen oo magaalada gudaheeda ka shaqaynaya, kaas oo ah mashruuc cusub oo uu maalgeliyay Bangiga Shiinaha ee loo yaqaano Export Import Bank of China. Khadka Tareenada, ayaa isticmaalaya Koronto,
Dàbley Toogatay Generàl Ciidamadda Masar Ah
Qaahira(ANN)Xukuumàdda dàlka Masar, àyaa sheegtay in General kà tirsan ciidànkooda lagu deegaànka Siinay ee dhinaca Ràfàh, hàlkaas oo malayshiyo Islaamiyiin ah ka wàdaàn dagaalo ka dhan ah dawladà Masar. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in Axmed Cabdel Satar lagu toogtay
Somalia: Al-shabab retake town in Somalia after African forces quit
Mogadushu(ANN)A militant group al Shabaab has retaken another town in Somalia from African troops, adding to a string of settlements it has seized this month, the group and an official said. Al Shabaab retook the town of Janale, about 90
Somaliland: Masuuliyiin Si Badheedh Ah U Shaaciyay In Haammaha Lagu Wareejiyay Shirkaddaha Usoo Tafa-xaytay Boobka Hantida Ummadda
Hargeysa(ANN)Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa si cad u sheegay in Xukuumaddu wareejisay Haammaha Shidaalka Berbera ee muranka siyaasadeed ka taagnaa. Sidaana waxa warbaahinta u sheegay Wasiir ku-xigeenada Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha iyo Wersheddaha Somaliland. Labadan masuul oo kasoo jeeda
Scientists have discovered a new species of ancient human in South Africa
Paleontologists have it hard. Their entire careers can be spent working on a femur or a mandible in the hopes that the bones may reveal some secret about our ancestors. But Lee Berger of the University of Witwatersand in South
Al-shabaab oo guullo ka sheegatay dagaalo ay la gashay ciidamada kenya iyo kuwa dawlada somalia
Geddo(ANN)Taliska ciidanka xarakada Al-Shabaab ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgallo dhiigbadan ku daatay oo ay sheeger in ciidamadoodu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gobollo dhaca Koonfurta iyo badhtamaha Soomaaliya. Sheekh CabdiCaziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Al
Somalia: Federal Cabinet Meeting focused on the progress of the national security
Press Release: Mogadishu(ANN)In its weekly Cabinet Meeting of the Government of the Federal Republic of Somalia several essential issues were deliberated. The meeting today at 17th September 2015chaired by the Deputy Prime Minister H.E. Mohamed Omar Arteh focused on the
Dhacdooyinkii Dalka Maraykanka Ruxay Wiil Muslin Ah Oo Soo Jiitay Xadhig Iyo Maamus Ka Yaabiyay Dunida Waqti Yar
Washington(ANN)Madaxweyne Obama ayaa ku casuumay aqalka cad ee Maraykanka Wiil yar oo magaciisu yahay Axmed Maxamed oo warbaahinta aduunka iyo siyaasiyiinta Maraykanka soo jiitay. kadib markii Madaxweyne Obama fariin u diray inuu soo booqdo Aqalka Cad. Obama ayaa u direy
Xukuumad U Xuub-siibatay Ganacsato, Golle Dillaaliin Ah Iyo Guurti Garab Taagan: By Arraale M. Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
Photo file Araweelo News Network; Muuqaalka Haammaha Berbera Xaalad siyaasadeed iyo xiisad ayaa maalmihii u danbeeyay ka dhextaagnayd qasriga Madaxtooyadda Somaliland iyo Aqalka ay jaarka yihiin ee golaha wakiilada, taas oo ka dhalatay qorshe xukuumaddu ku doonayso inay heshiis hoose