HaamahaBerbera
Photo file Araweelo News Network; Muuqaalka Haammaha Berbera

Xaalad siyaasadeed iyo xiisad ayaa maalmihii u danbeeyay ka dhextaagnayd qasriga Madaxtooyadda Somaliland iyo Aqalka ay jaarka yihiin ee golaha wakiilada, taas oo ka dhalatay qorshe xukuumaddu ku doonayso inay heshiis hoose si qarsoodi ah ugu wareejiso Haammaha Kaydka Shidaalka ee Berbera shirkado ganacsato ah oo gaar loo leeyahay.

Arrintan ayaa abuurtay doodo dhinaca sharciga iyo nidaamka qaanuunka dalka la xidhiidha iyo sidoo kale aarraa iyo afkaar kala duwan, isla markaana noqotay mawduuca ugu xamaasada baddan ee mudooyinkii u danbeeyay Somaliland si weyn looga hadal hayo.

Falanqayn ku saabsan Mawduucaa kala soco Araweelo News Network.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews