Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

Dhawaaqyadii Tartanka Xamaasadaysan Ee Dhexmaray Madaxweyne Ku Xigeenka Cabdiraxmaan Saylici Iyo Wasiirka Caafimaadka Dr. Xaglatoosiye Ku Cabireen Dareenkooda

Hargeysa(ANN)Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaciil Saylici, ayaa doorashada kadib khudbad kooban oo mahadnaq ah ka jeediyay madashii maanta, wuxuuna isagoo wejgiisa faraxadi ka muuqato yidhi sidan:- “Faraxad weyn ayay ii tahay, waxaan u mahad celinayaa xubnaha golaha dhexe

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shirka Shanaad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(ANN)Hoggaanka, Guddida Fulinta, Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo marti sharafta kale ee ka soo qayb gashay madashan, Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatu. Mudanayaal iyo Marwooyin, Ugu horeyn, mahad oo dhani, waxaa iska leh Allaheenna weyn, ee inagu

Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Guddoomiye Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Loogu Doortay Musharaxiinta Doorashada Madaxtooyadda Ee 2017

Hargeysa(ANN)Shirka golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE’, ayaa saaka ka qabsoomay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Shirkaa oo ahaa kii shanaad ee golaha dhexe ee Xisbga, waxa ka qaybgalay 373, ka mid ah xubnaha golaha dhexe oo kala yimi, isla makaana

United Nations has warned Southern Somalia Over 90,000 people have been hit by Floods

Mogadishu(ANN) Over 90,000 people in war-torn southern Somalia have been hit by weeks of severe flooding, almost half of them forced from their homes, the United Nations has warned. Agence France-Presse “More than 90,000 people have been affected since October

Somaliland: Hannaankii & Hana-qaadkii Dhidibadda Loogu Taagay Kubadda Cagta iyo Kaalinta Dalkeenu Kaga Jiro

By. Maxamed Cabdillaahi Cabdi Wax kasta oo aynu soo-qaadano oo dunidan korkeeda saarani, waxay leeyihiin wax marjac u ah oo lagu haggo habka iyo nidaamka uu u dhisan yahay, kaasoo waafaqsan hagista qorsheed ee loogu tallogalay in hadba mas’uulka ama

RIYADII SAC-MAALADDA: Sheeko Khuseysa Habka Hogaaminta iyo Musharaxiinta Q/4aad

W/Qoray: Maxamed Faarax Qoti Sida aan ku soo qaatay saddexdii qormee hore (Q-1aad, Q-2aad iyo Q-3aad) waxay sheekadan ku aroortaa habka hoggaaminta fiican iyo qaabka murrasharaxiinta oo lagu saleeyo rabitaanka dadka. Waxaanay la xidhiidhaa boqortooyo bari hore ka talin jirtay

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye: Xaqiijinta Himilooyinkii hogaaminta! by:Saleeban Kalshaale

“Fursadaha Xisbiga Kulmiye dhaxli doono haddii uu Wasiir Xaglo-toosiye ku guulaysto Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka” Falanqeyn; Qalinkii. Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Xisbiga Kulmiye waxa uu todobaadkan qabanayaa Shirkii golaha dhexe ee xisbigaas, kaasoo lagu dooran doono Murrashaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka u

Madaxweyne Siilaanyo Oo Hay’adda Waddooyinka Hoos Geeyay Wasaaradda Hawlaha Guud

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3673/112015 ku wareejiyey Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ooh ore u hoos Iman jirtay Madaxtooyada. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:Faqradda 2aad ee Xeer

Isbahaysiga Musharaxiinta Oo Shaaciyay Go,aankooda Iyo Hoggaanka Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay

Hargeysa(ANN)Isbahaysiga Musharaxiinta KULMIYE, ee hore cabashada uga muujiyay qaabka loo maamulay shirka golaha dhexe, ayaa shaaciyay go,aankooda ku waajahan shirkaa oo qabashadiisu ku beegantahay maalinta Salaasada fooda inagu soo haysa ee 10 Nov 2015. Musharaxiinta kala ah Cabdicasiis Maxamed Samaale,

Xildhibaan Gurxan Oo Ku Baxay Gacanta Al-shabaab

Mogadishu(ANN)Dowladda Federaalka, ayaa xaqiijisay in uu geeriyooday Xildhibaan Max’med Axmed Gurxan oo saaka lagu weeraray meel aan sidaa uga fogayn xarunta Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.   Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Somalia, Max’med Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa xaqiijiyay in Xildhibaan   Maxamed