Month: November 2015
Musharaxa Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Khilaafka Xisbiga KUMIYE
Hargeysa(ANN)Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen oo kusoo laabtay dalka, kadib safar dibbada ah oo mudooyinkan uu kaga maqnaa dalka, ayaa ka hadlay xaaladda xiligan ee dalka iyo khilaafka Xisbul-xaakimka ee KULMIYE. Mr. Jamaal Cali Xuseen oo maanta
Madaxweyne Siilaanyo Oo Fariin Hanjabaad Ah Kaga Qaybgalay Munaasibada Xuska 22-Guurada Kasoo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xuska Sannad Guurada 22aad ee ka soo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland. Xafladan oo sannad walba lagu qabto oo ka dhacday xarunta Taliska guud ee Ciidamada Booliska
Roobab Duunfaan Wata Oo Kasoo Gudbay Badweynta Hindiya Iyo Khasaaraha Xeebaha Bariga Somaliland Kasoo Gaadhay
Laasqoray(ANN)Roobab Duufaan wata oo waxyeelo gaadhsiiyay Jaziirada Suqadara ee kulaalay cidhifka Bari ee gacanka Cadmeed, isla markaana waxyeelo gaadhsiiyay dadka ku dhaqan Jaziiraddaa oo ay sheegato Yemen, balse u dhow Xeebaha Soomaalida.kadib markii Roobab dabaylo wata oo isu roggay duufaan
Isbahaysiga Musharixiinta KULMIYE Oo Qaadacay Guddi Madaxweyne Siilaanyo U Saaray Khilaafka Xisbiga
Hargeysa(ANN)isbahaysiga Musharixiinta Xisbiga KULMIYE,ayaa ku gacansaydhay guddi Madaxweyne Siilaanyo u saaray xalinta khilaafka ka taagan xisbiga ee shirka golaha dhexe oo muddo todobaad ah ka hadhay xiliga loo asteeyay oo ku beegan 10 November 2015. Xubnahan sadexda musharax oo ay
Xoghayihii Hore Ee Arrimaha Dibadda Xisbiga UCID, Aqoonyahan Yuusuf Budle Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka
Magaca cusub ee aan Somaliland u bixin lahaa waa: REPUBLIC OF HORN OF AFRICA Washigton(ANN)Aqoonyahan Yusuf Budle oo hore u ahaan jiray Xoghayihii Arrimaha Dibedda ee Xisbiga UCID, haatana ah Gudoomiyaha Xisbi-mustaqbaleedka National Unity & Reform Party (NURP), oo xaruntiisu
Maaxweyne Siilaanyo Oo Soo Saaray Guddi Loo Xilsaaray Khilaafka Xisbiga KULMIYE
Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/MG/241-3670/112015 ku magacaabay Guddida Hubinta Arrimaha Cabashadu Ka taagantahay ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Xubnaha Gudida:- Ku: Mudane, Xasan Axmed Aadan, Xeer Ilaaliyaha Guud
Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Lala Beegsaday Huteelka Saxafi Ee Muqdisho
Mogadishu(ANN)Khasaare dhaliyay dhimasho iyo dhaawac, ayaa ka dhashay Huteelka Saxafi ee Magaalada Mogadishu. Kadib markii saaka waaberigii lala beegsaday qarax gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo weerar wada soda. Mid kamid ah Taliyayaasha ciidanka Somalia ugu caansan oo lagu