Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2016

Total 217 Posts

Does Trump need to prosecute Clinton?

Araweelo News Network Washington(ANN)-US President-elect Donald Trump does not need to further humiliate the Clinton family, says an American analyst, arguing that Democratic presidential nominee Hillary Clinton’s election defeat was punishment enough. Joe Lauria, an author and investigative journalist based

Laba Dil Oo Toogasho Ah Oo Ka Dhacay Hargeysa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Taliyaha Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa sheegay in Laba Di loo Toogasho ah ay Caawa Caweyskii ka dhaceen Magaalada Hargeysa. Taliye Cabdiraxmaan Fooxle, wuxuu sheegay oo caawa warbaahinta la

Hargeysa: Taliska Guud Ee Booliska Somaliland Oo Ka Warbixyay Shilal Baabuur Oo Khasaare Dhaliyay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargaysa, ayaa ka hadlay shilal kala duwan oo khasaare nafeed dhaliyey, kuwaas oo ka kala

Madaxweynaha Somaliland Iyo Isimada Dhaqanka Ee Gobolka Sool Oo Kulan Dhexmaray Iyo Arrimaha Lagaga Hadlay

Araweelo News Network Laascaanood(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ku guda jira socdaalkiisi Tabantaabo ayaa Habeenimadii Xalay ku hoyday Magaalo madaxda Sool, waxaanu kulamo muhiima la yeeshay madax dhaqameedka gobolka, iyadoo ay wehelinayaan gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Masuuliyiin

“Somaliland is Committed Holding Presidential Elections Next Year and Needs Help……” Ali Aden Awale

Araweelo News Network Interview By Elsa González Aimé on November 22, 2016 East Africa, Interviews, Peace and Conflict, Politics, International Relations London(ANN)Since the fall of the dictatorship of Siyad Barre in 1991 and the outbreak of civil war in Somalia,

Macluumaad Muhiimad Weyn Lahaa Oo Ku Saabsan Dagaalkii Labaad Ee Dunida Xogta Dahsoon Daawo

Araweelo News Network Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu daaha kaga faydaynaa xoggo iyo macluumaad muhiimad weyn lahaa oo ku saabsan dagaalweynihii labaad ee Dunida. Halkan ka Daawo https://youtu.be/1cHwA0fDvEY Post Views: 602

Maraykanka oo Walaac ka Muujiyey Amniga Ciidankooda Jooga Soomaaliya

Araweelo News Network Djibouti(ANN) Taliska ciidammada Mareykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM), ayaa shaaca ka qaaday inay sii kordheyso khataraha dhinaca ammaanka ee ay wajahayaan ciidankooda ku sugan dalka Soomaaliya. Cutubyo ka tirsan millatariga Maraykanka oo saldhigyo ku leh gudaha Soomaaliya,

Xukuumadda Oo Sheegtay In Dawlado Kala Shaqaynayaan Baadhista Diyaarado Kusoo Xadgudbay Hawada Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaacisay dawlado shisheeye oo kala shaqaynaya baadhista la doonayo in lagu ogaado haybta diyaarado ciidan oo xadgudub ku sameeyey degaanno ka mid ah dalka toddobaadyadii la soo dhaafay. Wasiirka Duulista Hawada

Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga oo Lagu soo Dhaweeyey Magaalada Ceerigaabo

Araweelo News Network Ceerigaabo (ANN)-Wasiir-ku-xigeenka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Warsame Jaamac iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag habeenkii Salaasada, halkaas oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey lagagana hor tegay duleedka magaaladdaasi oo ay

‘Ilaahay Inagama Gardarna, Cidna ma Dulmiyo, Abaartan iyo Dhibaatooyinkuna waa wax Alle Inagu Imtixaamayo’ Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo iclaamiyeyRoob-doon

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay in degaannada kala duwan ee dalka laga tukan doono salaad roob-doon ah 9-ka subaxnimo ee Khamiista berri, haddii Ilaahay yidhaah. “Walaalayaal, waxa Madaxweynuhu ina