Month: December 2016
Xukuumadda Masar oo Meel-marisay Sharci Saxaafadda Lagu Xakamaynayo Oo Awood Badan Siinaya Madaxweyne Sisi
Araweelo News Network Qahira(ANN)-Xukuumadda Dalka Masar, ayaa meel-marisay Sharci Saxaafadda loogu talagalay, isla markaana lagu Xakamaynayo awooda warbaahinta. Sharcigaa, ayaa dhigaya in Madaxweynaha Masar Jeneral Abdel Fattah al-Sisi, awood u yeelan doona inuu soo xusho guddoomiyaha iyo xubnaha golaha cusub
“Dhaqaalaha Qaadka Lagu Cuno Sannad Kasta Wuxuu Dhanyahay $600,000,000, Wuxuuna Ku Labanlaabmayaa Miisaaniyadda Qaranka” Muuse Biixi
Araweelo News Network Burco (ANN)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ee haya talada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaciyey in lacagta dadku ku cunaan qaadka sannad kasta ay labanlaab ka badan tahay miisaaniyadda Qaranka Somaliland ee sannadka 2017. Odoroska miisaaniyad-sannadeedka
Dal Xabsi Dheer Ku Xukuma Qofka Lagu Qabto inuu u Dabbaal-degay Ciida Kirismaska (Christmas)
Araweelo News Network Horraantii bishii April ee sannadkan 2016, ayaa dalal badan oo caalamka ah dhaleeceeyeen boqorka xukuma waddanka Buruniya (Brunea), kadib markii uu ku dhawaaqay inuu fulinayo Shareecada, dalkiisuna hirgelin doono ciqaabta dilka ah ee waliba qofka sinaysta dhagaxa
Koox Culimo Hubeysan Oo Xoog Ku Qabsaday Masaajid Ku Yaal Magaalada Berbera
Araweelo News Network Berbera(ANN)–Koox Culimo ah oo hubaysana, ayaa xoog kula wareegay Masjid ku yaal Magaalada Berbera oo muddooyinkan muran ka taagnaa. Culimada Xerta Timo-weynta oo ku gaashaaman hubka fudud, ayaa goor dhaweyd xoog ku qabsaday, isla markaana la wareegay
Somalia inaugurates new parliament in Mogadishu
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)- Somalia election 284 members of parliament were sworn in under tight security in the capital, Mogadishu, on Tuesday. Some lawmakers were absent while other seats were still subject to disputes, the official said. National elections were
Turkeys has ‘evidence’ of US supporting Daesh in Syria: Erdogan
Araweelo News Network Ankara(ANN)-Turkish President Recep Tayyip Erdogan says he has “confirmed evidence” that the US-led coalition is supporting Daesh and other terrorist groups in Syria. “What were the coalition forces saying in the beginning? They were saying: ‘We will
Somalia: Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub Oo La Dhaariyay
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Munaasabad amaankeeda si weyn loo adkeeyay, ayaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo lagu qabtay maanta Dugsiga sare ee Booliiska “Jeneraal Kaahiye” ee magaalada Muqdisho. 283 Xildhibaan oo isugu jira labada Aqal
Afhayeenka WADDANI Mr.Buubaa Oo Dacaayad Iyo Been Riqiis Ah Ku Macneeyay Dhaleecayn Kaga Timi Labada Xisbi Ee KULMIYE Iyo UCID, Baaqna U Jeediyay Garsoorka Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa xisbigooda ka difaacay eedo ay u soo jeediyeen labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID. Waxanay ka codsadeen masuuliyiintani Hay’addaha garsoorku inay ku daba galaan arintaa
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo furay Wejigii Labaad Ee Kulanka Danjiryaasha Sommaliland U Fadhiya Dalalka Dibadda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr, Sacad Cali Shire, ayaa furay wejiguu labaad ee shirka Danjireyaasha Somaliland u jooga dalalka dibadda oo maanta ka furmay Magaalada Hargeysa. Kulnkaa oo ujeedadiisu ahayd in laysku waydaarsanayo xogta hawlaha ay qaranka
Genel Clandestine Oil Deals In Somaliland Must Be Publicized
Araweelo News Network The yet to be recognized de-facto state of Somaliland has been in existence for the last two and half decades. In the span of this period, Somaliland took great strides in establishing all required institutions including democratically