Month: May 2017
Maalmo Kooban Bisha Ramadaaan Waxaad Dhintaa 10 Kg Miisaankaaga
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Bisha Barakaysan ee ramadaantu waxay inoo tahay fursad qaali ah oo aynu miisaankeena ku dhimayno inaga oo isticmaalaynayna cuntooyinka faa’iidada u leh caafimaadkeena, sida ay sheegeen khubarada dhanka cuntada iyo caafimaadku. Culimadu waxay sheegayaan in dadka
Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad. [MIDHAHA DIINTA]
Araweelo News Network Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood oo taxane ah ka kooban. Waxaana ay qayb ka yihiin taxanaha duruusta Ramadaanta oo uu
Daawo: Xog Ku Saabsan Xajaaj Bin Yuusuf
Araweelo News Network Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Amiirkii Ciraaq ee Dawladii Ummawiyiinta, gaar ahaan Xiligii Cabdimalik Bin Marwaan. Post Views: 468
Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Hindise Sharciyeedyo Loo Gudbinayo Baarlamaanka
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha uu ku soo biirey shirka intuu socday
Qisadii Hajirah iyo Biyaha Zamzamka – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/2aad
Araweelo News Network Assalamu Calykum Sowmkan Allah ha inaga aqbalo…Aaamiin Barmaamijkan waxa aan ku eagaynaa dhacdo wayn oo taariikhiya isla markaana ay muhiim tahay in ay ogaadaan dhamaanba dadka muslimiinta ahi. Waa qisadii xaaskii nabi Ibrahim (CSW) Hajira iyo sidii
Somaliland oo Qareenno Caalami ah u Kiraysanaysa Xuquuqda muwaadiniin Lagu Dilay Yemen
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qorshaynaysa inay kiraysato qareenno caalami ah oo lagu raadinayo xuquuqda muwaadiniin fara badan oo reer Somaliland ah oo lagu laayey duqayn diyaaradeed oo ka dhacday xeebaha badda Yemen bishii March ee
Maxaabiis Xannuunka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyooday Xabsiga Burco
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Laba maxbuus oo ka mid ahaa dadka ku xidhan xabsiga dhexe ee magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa u geeriyooday xannuunka Shuban-biyoodka, halka ku dhawaad 60 qof oo kalena uu soo ritay cudurku. Wasaaradda
Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay in Dalalka Somaliland iyo Ethiopia Wadaagaan Wax Baddan
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in dalalka Somaliland iyo Itoobiya ay wadaagaan taariikho ma-guurto ah, kadib markii labada dal iska xoreeyeen maamulkii Keli-taliska ahaa ee Siyaad Barre iyo Mingiste Hailemariam
Maxay Ahayd Hadiyadii Ordogan ku Dulleeyey Zarkosy
Araweelo News Network Maxay ahayd Hadyadii uu Madaxweynaha Turkigu ka soo qaaday matxafyada Dalkaasi, taas oo uu ugu talogalay inuu Faransiiska ku xasuusiyo abaalkii ay dawladii Cusmaaniyiintu ku lah Halkan Ka Daawo Xogta dahsoon Post Views: 448
A GOLDEN AUTOBIOGRAPHICAL MILESTONE”
Araweelo News Network Know the Legendary Facts in the Exemplary Life History of the President of the Republic of Somaliland H.E. Ahmed Mohamed (Silanyo) This ‘quick-scan’ autobiographical review is basically and primarily meant to address two major objectives:- A. That