Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: October 2017

Total 168 Posts

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Isu Soo Baxyada Ololaha Lagu Muujinayo Taageerada Xisbiga KULMIYE Kaga Qayb Galay Baligubadle

Araweelo News Network Baligubadle(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Isla markaana ah  Murrashaxa Madaxweyne ku xigeen ee  Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumadda ka tirsan Iyo saraakiil Xisbiga ah, ayaa Ololaha maalintii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE, kala qayb

Taliyaha Guud Ee Booliska Iyo Guddoomiyaha Ku Mee-gaadhka Ee WADDANI Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Weerrartay Guriga Murashax Ciro

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Taliyaha Booliska Somaliland jeneral Cabdullaahi Fadal Iyo Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee WADANI Cabdulqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa ka hadlayweerrar xalay lagu qaaday guriga uu magaalada Hargeysa ka deganyahay Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee waddani Cabdiraxman

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Magaalada Boorama Kula Hadlay Kumanaan Taageerayaashiisa Ah Iyo Arrimaha Uu Ka Hadlay

Araweelo News Network Boorama(ANN)-Murrashaxa Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kumanaan taageerayaashiisa ah kula hadlay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka, kuwaas oo saaka Isugu soo baday, is ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan. Guddoomiyaha KULMIYE, Muuse Biixi oo ay

Somaliland: Madaxtooyadda Oo Xilal Cusub Magcawday

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa soo saartay Digreeto Madaxweyne Siilaanyo ku Magcaabay xilal cusub xili mudada xilkiisa ay Ka hadleen todobaadyo. Qoraalka kasoo baxay Madaxtooyadda Somaliland, ayaa u qornaa sidan:- WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa

Dhawaaqyada Isu Baxyada KULMIYE Ee Xarumaha Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Oo Maalintii Saddexaad Galay Ololaha Doorashadda

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Dhawaaqyada isu soo baxyada Taageerayaasha KULMIYE  Iyo sawaxanka, ayaa is qabsaday magaalooyinka waaweyn ee Somaliland saaka subaxnimadii hore, iyadoo Ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee kaltanku galay maalintii saddexaad ee KULMIYE. Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, waxa subaxnimadii hore

Yemeni forces target Saudi Typhoon fighter jet over Sana’a: Report

Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni air defense forces, backed by fighters from allied Popular Committees, have reportedly shot down a Eurofighter Typhoon fighter jet belonging to the Royal Saudi Air Force, a report says. Yemen’s air defense unit told the country’s Arabic-language

10 killed as Ethiopian police clash with people protesting sugar shortages

Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-At least ten people have been killed and several others wounded during protests over sugar shortages in Ethiopia’s restive Oromiya region, witnesses say. Clashes between police and protesters erupted on Thursday when people blocked the main

Doorashadii Kenya Oo Noqotay Mid Tiro Aad U Yar Codkooda Dhiibteen Iyo Cabsida Laga Qabo Jawaabta Mucaaradka

Araweelo News Network Nairobi(ANN)-Guddiga doorashada Kenya, ayaa sheegay in doorashadii ku celiska ahayd ee qaybo ka mid ah dalka ka dhacday maanta ay ahayd mid aan loo soo bixin, iyadoo 6.5 milyan oo qof, ama saddex meelood meel dadka u

Al-shabaab Oo Dhagax Ku Dilay Haweenay Iyo Jawaabta Culimada Qaarkood Ka Bixiyeen

Araweelo News Network Saakow-Jubbada Dhexe (ANN)-Ururka Al-Shabab ayaa haweenay ku dilay magaalada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe kadib markii ay ku eedeeyeen inay ku kacday fal sino ah. Al-Shabab ayaa ku eedeeyey in haweenaydan ay laba guur gashay. Warar ay

Burundi becomes first country to leave Intl. Criminal Court

Araweelo News Network New York(ANN)-Burundi is becoming the first country to withdraw from the International Criminal Court (ICC). An ICC spokesman confirmed that the pullout takes effect Friday, a year after the East African nation notified the United Nations secretary-general