Araweelo News Network

Baligubadle(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Isla markaana ah  Murrashaxa Madaxweyne ku xigeen ee  Xisbiga Kulmiye Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumadda ka tirsan Iyo saraakiil Xisbiga ah, ayaa Ololaha maalintii saddexaad ee Xisbiga KULMIYE, kala qayb galay Bulshada ku dhaqan Deegaamada Gobolka Hawd, halkaasoo si diiran loogu soo dhaweeyey.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa halkaa kula hadlay kumanaan qof oo taageerayaasha xisbiga Kulmiye ah, kuwaas oo muujinayay taageerada cududdooda.

Halkan ka Daawo: