Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2017

Total 173 Posts

Israa’iil Oo Iskaga Baxday Xubinimadii Hay’adda Dhaqanka Iyo Waxbarashadda Markii Lagu Wargeliyay Inay Al-Quds Xoog Ku Haysato

Araweelo News Network New York(ANN)-Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan dhaqanka iyo waxbarashada ee loosoo gaabiyo UNISCO ayaa sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay dawladda Israa’iil Axadii, kaas oo Israa’iil ay ku go’aansatay inay marto waddadii Mareykanka oo ay iskaga baxdo

Waa Kuma George Weah, Madaxweynaha Cusub Ee Liberia?

Araweelo News  Network George Weah oo ahaa Ciyaartoy caan ah, ayaa ku guulaystay doorashada dalka Liberia, kadib markii uu helay 61% Codadka dadka Hadaba was kuma Geocrge Weah?   George Weah waxa uu ku dhashay xaafada isku raran ah oo

Weerrar Lagu Qaaday Kaniisad Ay Leeyihiin Qibdiyiinta Kiristanka Ee Masar Oo Khasaare Dhaliyay

Araweelo News Network Qaahira(ANN)-Sagaal qof ayaa ku dhimatay markii rag hubaysan ay weerareen kiniisad ku taalla koonfurta Qaahira, waxaana markiiba arrintaa ka jawaabay booliiska, sida ay saraakiishu Booliska Qaahira sheegeen. Saddex ka mid ah dadka dhintay waxay ahaayeen Boolis shaqo

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Oo Sheegtay In Aan Deyn Lagu Yeelanayn Sanadka 2017

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda. ayaa sheegay in xukuumaddu ay sanadkan xoogga saartay isla-xisaabtan iyo daah-furnaan. Mudane Xasan Cali Khayre waxuu rajo ka muujiyey sanadka

Syrian Kurds hold top French jihadist Thomas Barnouin

Araweelo News Network One of France’s most-wanted jihadists, Thomas Barnouin, has been captured by Kurdish YPG rebel fighters in Syria, French media report. Barnouin, 36, is believed to be linked to a French jihadist cell that included Mohamed Merah, who

Haweenayda Loo Bixiyay Gashaantidii Nolosha Iyo Geerida Oo Lagu Xukumay Dalka Bosnia

Araweelo News Network Sarajevo(ANN)-Maxkamad ku taal dalka Bosnia and Herzegovina, ayaa ku riday Xukun 14 sano oo xabsi ah Azra Bašić  oo ah Haweenay da loo bixiyay gashaantidii nolosha iyo geerida “the mistress of life and death” , kadib markii lagu helay dambiyadii

Qorshaynta Mustaqbalka Fog !

W/Q. Dr. Cabdiqani Xuseen Muxammed (Beder) Qofka Muslimka ahi waa qof aragti dheer oo ogaanshihiisu ka tallowsan yahay waxa muuqda. Culuumta aadka u xiisaha badan ee maanta xarumaha qorshaynta iyo horumarinta bulshooyinka lagu daraaseeyo waxa ka mid ah cilmiga la

Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Maamulka Hawada Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhifatay

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)/Dowladda Federaalk  ee Soomaaliya, ayaa  si rasmi ah ula wareegtay maamulka Hawada Dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland Hawadeedu ku jirto, iyadoo Hay’adda Maamulka Hawada u qaabilsan qaramada Midoobay ee ICAO maamulaysay tan Iyo markii

Macron asks Saudi king to lift Yemen blockade: Report

Araweelo News Network Paris(ANN)-French President Emanuel Macron has reportedly asked King Salman of Saudi Arabia to remove a long-running blockade on Yemen and let humanitarian aid through, as millions of Yemeni civilians struggle with the humanitarian crisis caused by an

US on path to fascism, on verge of collapse: Ron Paul

Araweelo News Network Washington(ANN)-Former US congressman and presidential candidate Ron Paul says a year of apparent economic growth under President Donald Trump is an illusion and that the American political system is on the verge of coming apart similar to