Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2017

Total 173 Posts

Libya deports 142 migrants back home to Guinea

Araweelo News Network Tripoli(ANN)-Libya put 142 illegal migrants on a flight back to Guinea on Wednesday with the help of the UN migration agency, officials said, as the North African country steps up deportations to ease severe overcrowding in its

Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa?

  Qaybta 7aad, Xadhig-furashadii iyo Xornimadii Koonfurta Sudan, Cashar Mudan In Laga Tilmaam Qaato. Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Koonfurta Sudan, dalka ugu da’da yar bahweynta caalamka, waxaa uu dunida ku soo biiray 9kii July, 2011, ka dib markii bishii January

Maxaa Kasoo Baxay Kulan-hawleedkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Cusub ee Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Kulan-hawleedkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u qabtay Golaha Wasiirrada xukuumaddiisa cusub, ayaa gunaanadkiisii laga soo saaray go’aamo 13 qodob ka kooban oo dhinacyo kala duwan taabanaya. Kulanka wada-tashiga Golaha Wasiirrada xukuumadda cusub

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya in Ay Hakisay Heshiiskii Saldhigga Imaaraadka Ee Berbera

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Ka Hadashay warar maalmihii u danbeeyay warbaahinta maxaliga ah qaarkood  qaarkood qorayeen oo sheegayay  inay hakisay heshiiskii ay dalka Imaaraadka Carabta saldhigga millatari kaga siisay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Wasiirka

Madaxweynaha Somaliland Oo Dardaaran Iyo Tallooyin U jeediyey Golihiisa Wasiirrada

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu soo gabogabeeyey shirkii wada-tashiga Golaha Wasiirrada cusub uga socday afartii maalmood ee la soo dhaafay Huteelka Royal Palace Hotel, oo ku yaalla galbeedka Hargeysa. Madaxweynaha oo ka

Maraykanka: Madaxweyneyaal Dabeecado Gaar ah Kaga Guulaysan Jiray Mucaaridkooda

Araweelo News Network Qormada 2aad Madaxweyne Teddy Rooselvelt waxa uu Buugga Dhan ku Akhriyi jiray Inta Aanu Quraacan Madaxweyne Teddy Roosevelt waxa uu ka mid ahaa madaxweynayaasha Maraykanka soo maray ee ugu cajiibsan, dadka ka ag dhawa waxa ay la

Haweenay British Ah Oo Xadhig ku Mutaysatay 300 Xabbo Kiniin (Tramadol) Xannuun Baabi’iye ah oo ay Dalka Masar Gelisay

Araweelo News Network Qaahira (ANN)- Haweenay u dhalatay Britain ayaa lagu helay dembi ah in 300 xabbo kiniin xannuun baabi’iye ah oo ay si qarsoodi ah ku gelisay dalka Masar, waxana lagu xukumay saddex sanno oo xabsi ah. Laura Plummer

Guddida Qabanqaabada Shir-weynaha Lixaad Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo La Shaaciyay

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Shirweynaha lixaad ee Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa la filayaa inuu caasimadda Hargeysa ka qabsoomo 30 December 2017 oo ku beegan maalinta Sabtida inagu soo fool leh. Sida lagu sheegay qoraal uu soo saaray

Somaliland: Khasaaraha ka Dhashay Dab Burburiyey ilaa 100 Meheradu Ganacsi Ah Oo Ku Yaal Magaalada Wajaale

Araweelo News Network   Warbixinta Dabdamiska Hargeysa (ANN)- Guddida Ganacsatada ee magaalada Wajaale ee Gobolka Gabilay, ayaa sheegay in ilaa 100 meheradood oo kuwa ganacsiga ah ku burburiyeen dab khasaare ballaadhan gaystay oo qaybo magaaladaas ka mid ah qabsaday nuskii

Cilmi-baadhis: Isticmaalka Facebook oo Dadka ka Dhiga Kuwo Kelinimada Jecel, Cadhaduna Ku Badan Tahay

Araweelo News Network Cilmi-baadhis cusub oo la soo bandhigay, ayaa lagu ogaaday in isticmaalka mareegta bulshadu ku wada xidhiidho ee Facebook, ay dadka ka dhigto qaar kelinimada jecel oo cadhaduna ku badan tahay, sida cilmi-baadhis cusub soo bandhigtay. Cadhadan ayaa