Month: February 2018
US plans to open embassy in Jerusalem al-Quds in May: Officials
Araweelo News Network Jerusalem al-Quds(ANN)-The United States is reportedly planning to open its embassy in Jerusalem al-Quds in May, US officials say. An official, speaking on condition of anonymity, said on Friday that most embassy staff will remain in Tel
Qaraxyo Iyo Weerraro Wada Socda Oo Al-Shabaab K Fulisay Duleedka Villa Somalia
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Qaraxyo, ayaa gilgilay Magaalada muqdisho ee Xarunta Soomaaliya. Kadib markii laba Qarax lala beegsaday goobo kala duwan, iyadoo ugu ay yaraan ku dhowaad 20 qof ku dhinteen, tiro intaa ka bandana ay ku dhawaacantay. Qaraxyada, ayaa Ka
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Saaray Laba Digreeto Oo Uu Ku Magcaabay Masuuliyiin Kala Duwan
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-43/022018,uu ku magacaabay sagaal masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay:Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa
Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland
Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Kal-fadhigii lixaad (6aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ka qabsoomay maanta
Somaliland: President Bihi Pledges Free Learning Materials for Students at Public Schools
Araweelo News Network Hargeisa(ANN)-Following the commemoration of Somaliland Youth Day, the incumbent president of the Republic of Somaliland H.E. Muse Bihi Abdi addressed the nation in a wide range of issues pertaining the role of youth on the development, comprehensive
Qisada: Heestii Maxbuuska ahayd ee Xorta Noqotay
Wakhtiga oo ku beegnaa hillaadii 1985 ayaa xabsiga loo taxaabay 15jir jaad wale ka ah magaalada Hargeysa oo xiligaasi dowladii kacaantu ka mamnuucday dalka. Maxabiista jeelka oo intooda badani arrimo siyaasadeed ku xidhnaa ayaa kusoo dhaweeyay hees fanaanka qaadi jiray
Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Dalka Jarmalka Iyo Arrimaha Laga Wada Hadlay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Jarmalka u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Markus Bollmohr. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada
Hargeysa: Xuska Munaasibad Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Dhallinyarada Somaliland Ee 20-ka February
Araweelo News Network Wasiir Boos Hargeysa (ANN)- Maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka February, ayaa si ballaadhan looga xusay caasimadda Hargeysa iyo guud ahaanba gobollada kala duwan ee dalka. Xuska maalinta dhallinyarada oo ay ku lammaan yihiin xuska sannad-guurada 36aad ee
Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Muumin Seed Oo Ka Hadlay Maalinta Qiimaha Badan Ee Dhallinyarada Iyo Ahmiyada Ay Qaranka Ugu Fadhido
Araweelo News Network Gebiley(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Magaalada Gebiley kaga qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland ee 20-ka Bisha February ee sanadkii 1982-kii oo ku beegnay
PressTV-‘US military establishment risking WWIII’
Araweelo News Network Washington(ANN)-The United States military establishment is risking the Third World War in order to maintain American hegemony, a political analyst says. James Jatras, a former Senate foreign policy adviser in Washington, made the remarks in an