Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2018

Total 113 Posts

“Waxay Ahayd Guul Weyn In Dalka Tuuniisiya Ku Galo Baasaboorka Dalkayga Somaliland” Agaasimaha Waaxda Qorshaynta Ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Marwo Hodon Maal

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Marwo. Hodon Axmed Maxamed Maal, oo dalka kusoo laabatay shalay, kadib markii ay ka qaybgashay wareegii saddexaad ee kulanka Dalalka Afrika ee qiimaynta heer caalami ee nidaamka tirakoobka Beeraha

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Daah-furay Barnaamij Lagu Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Ah Ee Dawladda

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan leeyahay in la helo xog dhamaystiran oo ku saabsan shaqaalaha. Kulankaa waxa  ka soo

Heavy gunfire, explosions reported from vicinity of royal palace in Riyadh

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Heavy gunfire and explosions has been reported from outside the royal palace in Saudi Arabian capital Riyadh. According to eyewitnesses gunfire can be heard in the vicinity of the palace late on Saturday night.  Saudi Arabia’s

Saudi Arabia raises number of beheadings by 70%

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-The number of beheadings in Saudi Arabia during the first quarter of 2018 rose by over 70 percent in comparison with the corresponding period last year, a new report by a nonprofit organization says. In its latest

Dawladda Imaaraadka Oo Shaacisay Mashaariic Cusub Oo Laga Fulinayo Somaliland Kadib Kulan Madaxweyne Muuse La Yeeshay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wefdi ballaadhan oo ka socda dalka Imaaraadka Carabta oo booqasho ku yimi Somaliland maanta, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, waxayna kulankaa ka shaaciyeen Inay mashaariic horle ka fulinayaan Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland kulankaa

Guddoomiyaha Cusub Ee Madaxweyne Muuse Biixi U Magcaabay Baanka Somaliland Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Iyo Dhibaatooyinka Horyaal

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Cabdullaahi Ibaraahim Jaamac (Baqdaadi) oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u magcaabay shalay Guddoomiyaha Baanka Dhexe, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahdan xilka loo magcaabay Iyo dhibaatooyinka horyaal sicirbararka dalka ka taagan.   Guddoomiyaha cusub ee

Diyaarada Air Arabia Oo xaqiijisay inay Fiisaha Imaaraadka ku Bixinayso Baasaboorka Somaliland

Araweelo News Network Sharjah(ANN)-Shirkada Diyaaradaha ee Air Arabia ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inay fiisaha dal-ku-galka ee Imaaraadka Carabta ku bixinayso dhamaan noocyada Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland. Qoraal caawa lagu baahiyey barta Facebook ee shirkada Air Arabia leedahay, isla

Saudi-backed militants kill ICRC aid worker with multiple gunshots in Yemen

Araweelo News Network Ta’izz, Yemen(ANN)-Saudi-backed gunmen have shot dead a Lebanese aid worker of the International Committee of the Red Cross (ICRC) in Yemen’s southwestern city of Ta’izz and injured several others. The Saudi mercenaries opened fire on Saturday on

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madaw Oo Xukuumadda Somaliland Xoriyadiisa U Celisay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud buur-Madow oo ka mid ah Madax-dhaqameedyada ugu magaca dheer Somaliland, ayaa xoriyadiisa loo celiyay maanta, kadib markii  maalintii Khamiistii  xukuumaddu Xabsiga u taxaabatay, isagoo kasoo laabtay xaflad caleemo saar madaxdhaqameed uu kaga qayb

Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magcaabay Masuuliyiinta Baanka, Guddida Qandaraasyada Qaranka Iyo Masuuliyiin Kale

Araweelo News Network WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-83/042018 ku magacaabay masuuliyiintan hoos ku xusan: Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad,