Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2018

Total 128 Posts

War-murtiyeed; Shirka 35aad Ee Golaha Sare Ee SONYO Oo Lagaga Hadlay Colaada Ceel-Afweyn, Duruufaha Dhalinayarada Iyo Arrimo Kale

Araweelo News Network Boorama(ANN)-Sanad-guuradii 35aad ee kasoo wareegtay aasaaska Dalada dhlinyada heer qaran ee SONYO, ayaa laga soo saaray qodobo lagaga hadlay colaada soo noq noqotay ee deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag, xaalada dhalinyarada ee shaqo la’aanta Iyo arrimo kale

Somaliland Diaspora Agency Congratulates Somaliland Diaspora on May Celebrations abroad

Araweelo News Network PRESS STATEMENT Hargeisa(ANN)-The Somaliland Diaspora Agency under the Ministry of Foreign Affairs & International Cooperation sends congratulations to all Somaliland Diaspora communities abroad on the commemoration of Somaliland 27th Anniversary 18 May 2018 started from when the

Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In Fidnada Dalka Ku Wareegaysaa Tahay Mucaardka Kuna Hanjabay Inay Tallaabo Ka Qaadayaan Deegaanka Ceel-Afweyn

Araweelo News Network Hargeya(ANN)-Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  ayaa ku hanjabay in xukuumaddu tallaabo ka qaadayso cida u hogaansami weyda go,aanada iyo waan waanta la doonayo in colaada soo noq-noqotay ee deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag

Djibouti Oo Ka Codsatay Xukuumadda Somaliland in La Ilaaliyo Qabriga Sheekh Ciise Kadib Markii Deegaankaa Laga Helay Dahab

Araweelo News Network “Ummada ka tafiirantay Sheekh Isaxaaq iyo Sheekh Ciise waa dad walaalo ah..” Ambassador Xuseen Cumar Kawaaleye Hargeysa(ANN)-Xukuumadda dalka Djibouti, ayaa ka codsaday xukuumadda Somaliland in la ilaaliyo qabriga Sheekh Ciise oo ku yaala deegaanada gobolka Sanaag, kadib

Xisbiga KULMIYE oo Ka Hadlay Shaqaaqada Deegaanka Ceel-afweyn, Fariimana U Kala Diray Xisbiga WADDANI Iyo Shacabka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Warbaahinta xisbiga KULMIYE)-Xisbiga Midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE, ayaa ka hadlay shaqaaqada kasoo cusboonaatay deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, waxana uu talooyin ku saabsan sidii dhibaatadaas xal waara loogu raadin lahaa u diray axsaabta mucaaridka iyo guud

Trump says Kim summit set for June 12 in Singapore

Araweelo News Network Washington(ANN)-US President Donald Trump has announced his meeting with North Korean leader Kim Jong-un will take place next month in Singapore. “The highly anticipated meeting between Kim Jong Un and myself will take place in Singapore on

Nigeria: Buhari Administration Will Continue to Ensure Transparency, Accountability in Governance – VP Osinbajo

Araweelo News Network   ABUJA, Nigeria(ANN)-Speech Delivered by His Excellency, Prof. Yemi Osinbajo, SAN, Vice President, Federal Republic of Nigeria, at the Open Government Partnership (OGP) Week, Held at the NAF Conference Centre, Abuja. *Says FG determined to stop grand

Yemeni forces fire missiles at ‘economic targets’ in Saudi capital

Araweelo News Network Sana’a(ANN)-Yemeni army forces, supported by allied fighters from Popular Committees, have fired a salvo of domestically-designed and -developed ballistic missiles at “economic targets” in the Saudi capital city of Riyadh in retaliation to the Al Saud’s devastating

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Doorka Bisha Cas Iyo Laanqayrta Cas

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta 09.05.2018 ka qayb-galay xuska maalinta bilaha cas iyo laanqayraha cas ee 8-may oo ku beegnayd sanad guuradii 155-naad oo lagu qabtay xarunta bisha Cas ee magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu

Guddigga Qaban-qaabada Munaasibadda 18-ka May Oo Bulshada Baaq U Diray, Kana Jawaabay Dhawaaqa Xisbiga WADDANI

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddida qaban-qaabada munaasibadda heer qaran ee 18-ka May, ayaa mar kale faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey halka ay hawluhu u marayaan, abaabulka ay ku jiraan iyo qorsheyaasha loo asteeyey in loogu dabbaal-deggo munaasibadda la wada sugayo ee