Month: May 2018
Xukuumadda Somaliland Oo Kulan Deg Dega Ah Ugu Baaqday Ha’yaddaha Caalamiga Ah Ee Ku Sugan Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu habeenimadii xalay iyo maantaba shirar deg-dega la yeeshay Hay’addaha madaxa bannaan ee ka hawlgala Somaliland. Kulankaas oo la xidhiidha sidii gurmad degdega loo gaadhsiin lahaa
Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Maraykanka Oo Booqasho Gaaban Ku Yimi Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Maraykanka u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Martin Dale oo hoggaaminayey wefti balaadhan. Kulankaa waxa lagaga wada hadlay
Khasaaraha Dhimasho Ee Ka Dhashay Roobab Dabalylo Watay Oo Ka Da’ay Galbeedka Somaliland Iyo Xukuumadda Diyaarinay Gurmad
Araweelo News Network Boorama(ANN)-Roobaka dabalaylaha wata oo ka da’ay deegaamada Somaliland, ayaa Khasaare nafeed ka geystay deegaamada galbeedka Somaliland ee gobolka Awdal. Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxman Axmed Cali ayaa sheegay in ilaa shan iyo toban qof ay ku dhinteen daadad
Trump urges Republican action to end Russia probe ‘scam’
Araweelo News Network Washington(ANN)-US President Trump is encouraging Republican Party lawmakers and “real Americans” to start “getting tough” on the US government’s investigation over alleged ties between his election campaign and Russia, calling the federal probe a “scam.” Trump took
Somaliland: Maxkmaadda Rafcaanka Ee Gobolka Maroodi-jeex Oo Go’aan Kasoo Saaray Dacwada Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadaw oo ka mid ah madaxdhaqameedka ugu caansan Somaliland oo muddooyinkan ku xidhnaa Xabsiga, ayaa maanta la horgeeyay Maxkamadda rafcaanka ee Magaalada hargeysa. Garsooraha maxkamadda rafcaanka ee Hargeysa Cabdi Axmed Xasan oo qaaday
Erdogan takes election campaign to Bosnia after EU snub
Araweelo News Network Ankara((ANN)-President Recep Tayyip Erdogan’s election rally outside Turkey is causing fresh controversy as he takes his campaign message to Turks in the Balkans after several EU countries banned such activities. The whirlwind campaigner is about to hold
We call on Somalia to make complaints to the UN & AU which respects the internationally recognized borders’ President Muse Behi
Araweelo News Network Former President Dahir Rayale ‘Somaliland can achieve its goals and aspirations through unity for which i have strived hard’ Hargeisa (ANN) – President Muse Behi Abdi speaking at a special banquet to celebrate the 27th anniversary of
Somaliland: Qoyays Laga Daad Gureeyay Magaalada Berbera Khasaaraha Ka Dhashay Roobab Dabaylo Wata Iyo Xaalada Xeebaha Galbeedka Iyo Boorama
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Roobab Mahiigan ah, ayaa ka Da’aya deegaamada galbeedka Somaliland, waxaana wararka ka imanaya gobolka Saaxil sheegayaan in Magaalada Berbera Roobabku Khasaare gaadhsiiyeen, iyadoo inta la ogyahay roobabka Ilaa xalay ka curtay deegaanka gobolka Saaxil hal qof ku
Abdulrahim Abby Farah: Tributes to Wales-Born Somaliland Diplomat
Araweelo News Network Tributes have been paid to a Somali diplomat born in the Vale of Glamorgan, who has died at the age of 98. Abdulrahim Abby Farah was born in Barry in October 1919 and represented Somalia at the
Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka Oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Oo Ka Bilaabmay Meelaha Kooban Ee Ay Xukunto Dawladdu
Araweelo News News Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, oo ay wehliyaan maamulka Gobalka Benaadir iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa maanta daah-furay Imtixaanka dawliga ah ee dugsiyada sare oo ay