Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2018

Total 128 Posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xuska Sannad Guuradda 27aad Ee 18 May 2018 Kaga Hadlay Arrimo Badan

Araweelo News Network “Cadowgayagana waxa aanu u sheegaynaa maanta gacanna waxa aanu ku haynaynaa difaaca dalka, gacanna waxa aanu ugu dabbaal degaynaa qaran-nimadayada Somaliland” Madaxweyne Muuse Biixi. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay munaasibada sannad guuradii 27aad ee

Dabaaldega Xuska 27 Guuradii Kasoo Wareegtay Maalintii Somaliland Lasoo Noqotay Qaranimadeeda muuqaallo

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guud ahaan Dalka Somaliland waxa si ballaadhan looga xusay 27 guuradii kasoo warreegtay markii ay Somaliland Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer kaga dhawaaqday inay dib ula soo noqotay xoriyadeedii luntay 26 Jun 1960′.   Maalinta dib

Somaliland: Toos Uga Daawo Dabaaldega 27 Guurada 18 May

Araweelo News  Network Hargeysa(ANN)-Munaasibada loogu dabaaldegayo sanad guuradii 27 aad ee kasoo wareegtay markii Jamhuuriyadda Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideedii ee lagaga dhawaaqay Magaalada Burco 18 May 2018, ayaa ka socota barxada hore ee Madaxtooyadda. Munaasibada halkan Toos uga Daawo:  

US embassy opened in Jerusalem al-Quds amid Palestinian protests

Araweelo News Network Jerusalem al-Quds(ANN)-The United States has officially announced the opening of its new embassy in Jerusalem al-Quds amid deadly Israeli crackdown on peaceful protests by Palestinians in the occupied territories. Treasury Secretary Steve Mnuchin and US President’s daughter

Israeli regime pushing Middle East to war: Turkish President Erdogan

Araweelo News Network Ankara(ANN)-Turkish President Recep Tayyip Erdogan has lambasted the Israeli regime for its use of “unnecessary aggression” in Syria following recent Israeli airstrikes in the war-torn Arab country, saying Tel Aviv is dragging the Middle East into war.

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Saacado Qaatay Oo Qasriga Madaxtooyadda Ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ergayga Qaramada Midoobay Ee Arrimaha Soomaalida

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Mr Michael Keating. Kulankan uu madaxweyne Muuse Biixi la qaatay

Somaliland: Ajanabigii Ka Mudnaaday Muwaadinka

  WQ:Barkhad-Ladiif M. Cumar Goobtu waa Cisbitaalka guud ee Hargeysa, gaar ahaan qaybta dhalaanka iyo hooyadda, waxa soo gashay hooyo sidatay ilmo yar oo aad u ooyeysa oo qaylinaysa oo haraga iyo saantuba isku dhigay, muuqaalka hooyadda iyo ilmaheeddaba indhaha

Somaliland: Road Authority launches roads development up scaling and reform initiatives

Araweelo News Network Hargeisa(ANN)-Somaliland Roads Development Authority (RDA) has today launched an up scaling and reform initiative to be implemented by RDA with the collaboration of University of Hargeisa (UoH) and other civil society organizations. The launch event which was

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Loo Dhisay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka Jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo uu weheliyo masaajid dhawr dabaq ah oo isla xarunta wasaaradda ku dhexyaalla,

Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Oo Daah-Furatay Kulan Lagu Dardargelinayo Dib U Habaynta Waddooyinka

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland ayaa soo qaban qaabisay shir ballaadhan oo ay maanta isugu yimadeen dhammaan daneeyeyaasha horumarinta waddooyinka Somaliland. Shirkaas oo ka dhacay hoolka Jamacada Hargaysa,  waxa lagu daahfuray barnaamij cusub oo lagu dardargelinayo dib-u-habayna lagu