Month: June 2018
Madaxweynaha Djibouti Oo Ka Hadlay Mucaaradka Dibad Wareega Ah Ee Ku Kacsan, Arrimaha Soomaaliya Iyo Saldhigyada Dalkiisa
Araweelo News Network Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa sheegay in mucaaradka dalkiisa ee dibad jooga ah ay kusoo laaban karaan dalka, wuxuuna ku dooday in aanay jirin wax dhibaato iyo faquuq ah oo lagu hayo mucaaradka Dalka ee ku
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Reer Djibouti Ku Hambalyeeyey 41-guuradii Ay Gobonnimada Qaateen
Araweelo News Network Hargeysa-(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka dalka Jahuuriyadda Jabuuti ku hambalyeeyey sanad-guurada 41-aad ee kasoo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaaday waddanka Faransiiska 27-kii bishii Lixaad (June) sanadkii 1977-kii. Madaxweyne Muuse Biixi oo
Al Shabaab Oo Beenisay In Uu Dhintay Hoggaamiyahoodii Abu Cubayda
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya, ayaa beenisay Warar kasoo yeedhay saraakiisha Milaterriga ee Soomaaliya oo sheegayay in uu dhintay Hoggaamiyihii Al-shabaab Axmed Diiriye Abu Cubayda. Sarkaalka Warkaa baahiyay oo ah Gaashaanle Sare Ismaaciil Sheekh Isxaaq oo
Djibouti: The inevitable process of upcoming change!
Araweelo News Network By Kadar Abdi Ibrahim DJIBOUTI CITY, Djibouti — Setting aside all geopolitical and geostrategic considerations, forgetting about the internal struggles at the heart of political power, let us ground ourselves on socio-anthropological realities, much deeper factors, and
FBI to help Ethiopia investigate Addis Ababa blast
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-FBI is helping Ethiopia to investigate Addis Ababa blast the Ethiopian Police Commissioner General said today. The Ethiopian government said today USA government is sending FBI investigators to help Ethiopia investigate last Saturday’s Addis Ababa blast
Houthis clash with Saudi-led coalition in Hudaydah: Houthi media
Araweelo News Network Hudaydah(ANN)-Houthi forces have clashed with the Saudi-led coalition on the outskirts of Hudaydah, according to Houthi media. The Houthi media center released a video on social media showing soldiers firing weapons from the back of pick-up trucks
Erdogan and his party win Turkey’s presidential and parliamentary elections
Araweelo News Network Ankara(ANN)-Recep Tayyip Erdogan and his ruling Justice and Development (AK) Party have claimed victory in Turkey’s presidential and parliamentary elections. “Our people have given us the job of carrying out the presidential and executive posts,” said Erdogan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Soomaaliya Kaga Dalbatay Beesha Caalamka Joojinta Caawimooyinka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa subaxii hore ee saaka kormeer kedis ah ku tegay xarunta guud ee wasaaradda Horumarinta maaliyaddu ku leedahay caasimadda Hargeysa. Kormeerkan uu madaxweynuhu ku tegay xarunta guud ee wasaaradda Horumarinta
Hoggaamiyaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan Oo Guul Ballaadhan Kasooo Hooyay Doorashada
Araweelo News Network Ankara(ANN)-Hogaamiyaha mudada dheer ka talinayay dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalka. iyadoo la tiriyey codadkii doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda. Mr Erdogan ayaa waxa uu
IGAD Oo Shaqada Ka Eriday Gen. Gebreziabher Alemsged Oo Ahaa Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Ethiopia Ugu Awooda Badan
Araweelo News Network Addis Abab(ANN)-Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey Gen. Gebreziabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre, kaas oo ahaa sarkaal Milateriga Dalka Ethiopia ah, Isla markaana ahaa saraal Siyaasada iyo Arrimaha Milateriga u qaabilsanaa IGAD.