Month: July 2018
Xafiiska Somaliland Ku Leedahay Dalka Imaaraadka Oo Derejadiisa Kor Loo Qaaday
Araweelo News Network UAE, Dubai(ANN)-Xafiiska Somaliland ku leedahay dalka Imaraadka Carabta, ayaa kor loo qaaday derejadiisa, Isla markaana la ballaadhiyay laga billaabo 13 July 2018. sidaana waxa sheegay oo dadweynaha Somaliland ugu bushaareeyay Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka Imaaraadka Carabta Ambassador
Madaxtooyadda Somaliland Oo Ka Hadashay Odayaal Kasoo Laabtay Garoowe, Mawqifkeeda Shirka Brussels, Xeerka Doorashada Wakiilada Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Networks Hargeysa(ANN)-Madaxtooyada Somaliland , ayaa ka hadashay Odayaal madaxdhaqameed ah oo kasoo laabtay Magaaladaa Garoowe ee Xarunta Maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ay sheegeen in ay u tageen sidii loo Joojin lahaa colaada Tukaraq. Sidoo kale, waxay
Wasiirada Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Iyo Ethiopia Oo Kulan Dhexmaray
Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa la kulmay Dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibed dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu. Dr. Workneh Gebeyehu ayaa si heer sare ah ugu qaabilay
Somaliland: Afar Qodob Oo Kasoo Baxay Shirka Nabadaynta Deegaanka Ceel-Afweyn
Araweelo News Network Ceel-afweyne(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafdigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminaayay ayaa maanta shir-jaraa’id ku qabtay guriga martida ee degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweyne ku xigeenka, ayaa ka hadlay halka ay u marayso hawshii nabadaynta ee
25 richest families in the world are worth more than $1 trillions
Araweelo News Network The 25 richest families in the world are now worth over $1 trillion — more than the total value of Apple or the entire GDP of Indonesia, according to a report. The Walton family of Walmart is
Xukuumadda Somaliland Oo Digniin Ku Waajahan Warbaahinta Kasoo Saartay Nabadaynta Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa uga digaya warbaahinta ka hawlgasha Somaliland inay warar aan ka soo bixin guddida nabadeynta ee Ceel-afweyn laga baahiyo qaybaha kala duwan ee warbaahinta. Sida ay
Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Soo Saaray Isku Aadka Koobka FA Cup-ka Oo Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Telesom Maal-gelinay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) – Tartanka kooxaha heerka koowaad, labaad iyo sadexaad ee (FA Cup-ka) ayaa dhawaan lagu wadaa in Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ka furaan Garoonka weyn ee Hargeisa Stadium. Tartankan waxaa maal-gelisay shirkadda Iskaadhsiinta Casriga ah ee
The Situation Is Worsening in Syrian South as US Tries to Defend Terrorists while Israel to Strike a deal with Russia
Araweelo News Network By Sophie Mangal In the recent past, the situation in the Syrian south wasn’t covered hardly in media as in Idlib and Deir Ezzor. Meanwhile, the situation in the south deserves our attention. After de-escalation zones
Peace Hyde, Vanessa Simmons, Karen Civil and Mc Lyte speak At 2018 Essence E Suite Panel in New Orleans
Araweelo News Network PRESS RELEASE Panel is an exclusive festival opportunity for select founders, seasoned executives and emerging entrepreneurs NEW ORLEANS, United States of America,(ANN)-The Annual Essence Festival in New Orleans, presented by Coca Cola, is one of the nations
Somaliland Declaration on the Origin of African Borders
Araweelo News Network The Partition of Africa began with the Berlin Conference of 1884-1885, and was the cause of most of Africa’s borders today. All the major European States were invited to the conference. Germany, France, Great Britain, Netherlands, Belgium,