Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: News/Sports

Total 86 Posts

UK Cuts Diplomatic Ties with Israel in Historic Policy Shift

    April 9, 2026 | Araweelo News Network – Associated Online Agencies Reading Time 2 minutes London (ANN)- The United Kingdom has announced a complete boycott of diplomatic relations with Israel, marking the most serious breakdown in ties between

Qatar Says Iranian Attacks Continue as Former PM Warns Gulf States of Proxy War

Araweelo News Network – Associated Online Agencies Reading Time: 3 minutes ⏱️ .Doha (ANN) –Qatar says Iranian attacks targeting its territory are continuing despite earlier assurances from Tehran that strikes against Gulf countries would stop if the conflict did not

What is Maharat Investment Company, which signed an agreement with the Somaliland government?

Araweelo News Network Associated Online Agencies   Dubai (ANN)- The government of the Republic of Somaliland has signed an agreement to build Hargeisa’s Eigal International Airport with a company called Maharat Investment, based in the United Arab Emirates. Somaliland’s Minister

The Ractal & Color Racism In The UK

Araweelo News Network.   Several months in the UEFA EURO qualification these two black players in the English squad have missed penalties (i.e Rashford & Saka) where England has been defeated for their faults. Then the response from the English

Sucuudiga Oo Laga Joojiyay Daawashada Ciyaaraha Koobka Aduunka

Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Kumanaan muwaadiniinta Sacuudiga ah, ayaa ku qulqulaya Garoonka Caalamiga ah ee Koobka Adduunka ee ka socda dalka Qatar  ee ay jaarka yihiin. Garoonka sida cajiibka ah loo dhisay ee Al Beyt Staduim (Stadium 974 ), ayaa waxaa

Paris: Guddoomiyaha Xidhiidha Kubbadda Cagta Ee Faransiiska Oo Ka Hadlay Dagaalka Cunsuriyada Ah Ee Lagu Qaaday Dalka Qatar

Araweelo News Network. Paris (ANN)- Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubbadda Cagta Faransiiska Noel Le Graet ayaa difaacay dalka Qatar oo martigelinaya Ciyaaraha Koobka Adduunka ee 2022, wuxuuna sheegay inuu jiro “Olole xad dhaaf ah” oo ka dhan ah dalka Qatar.   Noel

Haweenaydii Ugu Horaysay Taariikhda Kubadda Cagta Ee Koobka Adduunka Garsoore Ka Noqonay

Araweelo News Network. Zürich, Switzerland (ANN)-Salima makasanga waa Gabadh u dhalatay dalka RWANDA. Xidhiidhka kubadda cagta ee adduunka FIFA,  ayaa ku daray liiska siidhi walayaasha caalamiga ( FIFA Refrees ) ee dhexdhexaadin doona ciyaaraha kubadda cagta ee koobka adduunka. Laxidhiidha:

“Khalad Weyn Ayay Ahayd Go’aankii FIFA Ee Ahaa In Qadar Martigeliso Koobka Adduunka 2022, Guddoomiyihii Hore Ee FIFA

Araweelo News Network.   Zürich, Switzerland (ANN)-Madaxweeynihii hore ee xidhiidhka kubadda Cagta ee Caalamka (FIFA) Sepp Blatter,  ayaa sheegay inay Khalad weyn ahayd go’aankii uu gaadhay sannadkii 2010, markii uu guddoonsiiyay in dalka Qatar uu martigeliyo koobka adduunka sannadka 2022.  

Somalia: Dhalinyarada Hanatay Guusha Ciyaaraha Tartanka Badhtamaha Iyo Bariga Afrika

Araweelo News Network Addis Ababa(ANN)- Wiilasha Dhalinyarada ah ee xulka Soomaaliya ee kubadda Cagta 17-jirka, ayaa markii ugu horraysay ku guulaystay tartanka koobka is-reeb-reebka 17-jirada Bariga iyo Badhtamaha Africa 2022, Kooxda dhalinyarada Soomaaliyeed oo soo bandhigay ciyaaro xiiso baddan, ayaa

Berisamaad: Dugsiga Sare Iyo Ciyaarihii Xilligaa

Araweelo News Network. Berisamaad: Dugsiga Sare Iyo Ciyaarihii Xilligaa (Sportska) – Fariinta Maanta Ee Dhalinyaradda. Qallinkii Jamaal Cali Xuseen  Berisamaad waa sideetamaadkii. xilligu Magaaladda Hargeysa waxay ka soo kabanaysay kacdoonkii dhalinyaradda ee dhagaxtuurka ee February 1982 kii ka dhacay magaaladda.

Click to listen highlighted text!