Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: News/Sports

Total 86 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Yeeshay Koox Ciyaartooy Ah Oo Guul Kasoo Xanbaaratay Dalka Djibouti

Araweelo News Network. . Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay koox ciyaatooy ah oo guul kasoo xanbaartay dalka #Djibouti, halkaas oo ay ciyaar ku dhexmartay iyaga iyo koox dalka Djibouti ah. Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda

 Somaliland Iyo Djibouti Ciyaar Lagu Kala Guulaystay

Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Ciyaar ka socotay Dalka Djibouti oo ay ka qayb galeen Koox ciyaartooy ka socotay Somaliland, ayaa lagu kala adkaaday, kaddib markii ciyaartaa oo dhexmartay kooxda metelaysay Somaliland ay 7 gool kaga badiyeen kooxda dalka Djibouti.   Xulka

Madaxweyne Biixi Oo Koobka Gobollada Jamhuuriyadda Somaliland Guddoonsiiyay Xulka Daad-madheedh

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo gunaannaday tartanka kubbadda cagta gobollada Somaliland oo maanta lagu soo gebogebeeyey garoonka Hargeysa Stadium, kaas oo ay ku guulaysteen koobkii xulkii ka socday gobolka Daad-madheedh. Tartanka oo ay

Hargeysa Stadium Ciyaarta Lays Mari Waayay Ee Maroodi-jeex Iyo Gebilay Toos U Daawo

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium oo si weyn loo buux-dhaafiyay.. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Maroodi-jeex iyo Gebilay oo

Garoonka Hargeysa Stadium Ciyaarta Lays Mari Waayay Ee Badhan Iyo Hawd Toos U Daawo

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium oo si weyn loo buux-dhaafiyay.. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Badhan iyo Hawd

Daawo Waxa Ka Socda Garoonka Hargeysa Stadium?

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Sanaag iyo Xaysimo waana ciyaartii labaad oo maant ka

Toos U Daawo Waxa Ka Socda Garoonka Hargeysa Stadium?

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Buuhoodle iyo Saraar, waana ciyaartii labaad oo maant

Toos U Daawo Ciyaaraha Somaliland Ee Gobollada

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo xamaasadaysan, ayaa si toos ah uga socda Garoonka Kubbada Cagta ee Hargeysa Stadium. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa gobollada Maroodi-jeex  iyo Baligubadle, waana ciyaar ay ka muuqato

Toos U Daawo Ciyaarta Xamaasada Badan Ee Gebiley iyo Sool Daawo

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa si toos ah uga socda Garoonka Hargeysa Stadium. Ciyaarta xilligan sida tooska ah uga socota garoonka, waxay dhexmaraysaa xulalka gobollada Sool iyo Gebiley, taas oo ah ciyaar xamaasadaysan. Halkan Toos uga Daawo.

The Star Of All Colors is “The late Said Dualeh” in brief

The Star Of All Colors is “The late Said Dualeh” in briefAden(ANN)-Captain Said Dualeh is considered one of the best footballers in Aden in the middle of the last century, specifically the period of the sixties and seventies, the golden

Click to listen highlighted text!