TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: News/Sports

Total 83 Posts

Laascaanood: Shirkadda Bari iyo Galbeed oo maal-gelisay tartan-ciyaareed

Laascaanood(ANN)-Shirkadda Gaadiidka ee isku-socodka Gobolada Somaliland ee Bari iyo Galbeed, ayaa agab ciyaareed ku wareejisay Koox ku ciyaari doonta magaceeda oo laga dhisay Magaalada Laascaanood, sidoo kalena gacan ka geysatay tartan loo qabtay kooxaha heerka koowaad oo ka socda Magaaladaasi.

Ciyaartoy Caan Ka Ah Garoomada Kubadda Cagta Ee Yurub Oo Ka Hadlay Sababta Uu Diinta Islaamka U Qaatay

London(ANN)-Laacibka caanka ah ee u ciyaara kubadda kooxda Manchester United iyo xulka qaranka Faransiiska, ayaa dhowaan qaatay Diinta Islamka, wuxuuna intii lagu jiray Bisha Barakaysan ee Ramadaan Cimra u tegey Magaalada Barakaysan ee Mecca. Ciyaartoyga oo warbaahinta dalalka reer galbeedku

Somaliland: Naadiga Barri iyo Galbeed oo ku Guuleystay Koobka Tartanka Boorama Cup

Boorama(ANN)-Naadiga ku ciyaarayay magaca shirkadda socdaalka ee Barri iyo Galbeed, ayaa ku guuleystay koobkii Tartanka kubadda cagta ee Naadiyadda Heerka Koowaad ee Degmadda Borama (Borama Cup) oo uu soo qabanqaabiyay xidhiidhka Kubadda Cagta Jamhuuriyadda Somaliland. Tartankaa oo ay maal-gelisay Shirkadda

Dalka Qadar Ciyaartii Guushu Ku Raacday Oo Muujisay Cadaawadii Imaaraadka

Dubai(ANN)-Dalka Qadar ayaa  si layaab leh ugu garaacay oo kaga adkaaday 4-0 xulka dalka Imaaraadka kadib ciyaar kubbadeed xaasaasi ah oo dhexmartay  xulka kubbada dalkaa oo Marti galiyay tartanka koobka Aasiya ee lagu qabtay Imaaraadka Carabta. Xulka Dalka Qadar si

Dalka Qadar Oo Ka Guuleysatay Sacuudiga

Dubai (ANN)-Dalka Qadar oo si weyn ay ugu kala qaybsan yihiin Sucuudiga Siyaasada Mandaqada, ayaa ku guulaystay ciyaar xiiso iyo xamaasad gaar ah lahayd oo dhexmartay. Ciyaarta oo qayb ka ahayd Koobka Qaramada Dalalka Aasiya, ayaa xalay ka dhacday dalka

Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Oo Safar Shaqo ugu baxay Gobolka Awdal & Nuxurka Qoddobada Kasoo Baxay Kulamo Ay Yeesheen

  Borama (ANN -Wefdi uu hogaaminayay Guddoomiyaha XKCSL Mr. Maxamed-Ammiin Cabdi Dixood oo ay ku wehelinayeen Xoghayaha Guud ee XKCSL Mr. Samatar Maxamed Cabdilahi iyo Gudoomiyaha Garsoorka Khadar Jiilaal, ayaa safar shaqo oo ujeedkiisu ahaa dar-dar gellinta shaqadda XKCSL iyo

Advertisement of procurement dignity

  Republic of Somaliland Ministry of Employment & Social Affairs & Family.   Advertisement of procurement dignity   Specification and contacts.          Quantity   1- Sanitary towel of ultra slim 2packets size packets containing 10 napkins 2.600

Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Soo Saaray Isku Aadka Koobka FA Cup-ka Oo Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Telesom Maal-gelinay

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN) – Tartanka kooxaha heerka koowaad, labaad iyo sadexaad ee (FA Cup-ka) ayaa dhawaan lagu wadaa in Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland ka furaan Garoonka weyn ee Hargeisa Stadium. Tartankan waxaa maal-gelisay shirkadda Iskaadhsiinta Casriga ah ee

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartankii Kubbadda Cagta Bisha Ramadaan Ee Garoonka Hargeysa Stadium

Araweelo News Network Hargeysa(ANN()-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa soo af-meeray tartanka kubbadda cagta ee bisha barakaysan ee Ramadaan oo in muddo ah ka socday garoonka Hargeysa Stadium, isla markaana maanta soo dhammaaday. Munaasibad ballaadhan oo loo

Shirkadda Telesom Oo Shaqaaleheeda U Qabatay Koob Kubbadda Cagta Ah

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Garoonka Power League, ayaa lagu qabtay xaflad kooban oo lagu daah furay Koob loogu tala galay kooxaha kala duwan ee shaqaale weynaa  Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom. Koobkan oo loo bixiyay “Koobka Kubbadda Cagta  ee Kobcinta

{ }Smiley face