TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: News/Sports

Total 83 Posts

Saudi soccer team refuses to pay tribute to London terror victims

Araweelo News Network Riyadh(ANN)-Saudi Arabia’s national soccer team has come under criticism for its refusal to observe a minute’s silence for the London attack victims during a recent match with Australia. Before the World Cup qualifier in Adelaide on Thursday,

Live Champions League final 2017, Juventus vs Real Madrid

Araweelo News Network Cardiff(ANN)-Britain gets a taste of hosting a major event on Saturday evening with the Champions League 2017 final, between Juventus and Real Madrid, taking place in Cardiff. It brings Real’s Gareth Bale back to Wales after he

Orodyahan Dhammaystiray Orod 42km ah Isagoo Jilibku Kala Wareegay si uu Calankiisa Sharaf-dhac uga ilaaliyo

Araweelo News Network Inkastoo aannu guul u dabbaal-degin, haddana waxa uu hal-adaygnimo ku qaatay sharaf, waayo waxa uu dhammaystiray tartan orod oo 42km ah, isagoo jilibku kala wareegsan yahay, dhaawaciisuna aad u culus yahay, si uu calanka dalkiisa oo ku

Sababtii Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Koobka Adduunka Daawo (Xogta Dahsoon)

Araweelo News Network Dalka Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay

Kooxaha Heerka Labaad ee Kubbadda Kolayga oo Tartan Uga Furmayo Hargeysa Maanta

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Tartanka kooxaha heerka labaad ee kubbadda Kolayga, ayaa si rasmi ah uga bilaabmaya garoonka Timacadde ee caasimadda Hargeysa Arbacada maanta, haddii Ilaahay yidhaah. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray xidhiidhka Kubadda Kollayga ee Somaliland

Mahrez: Oo Helay Abaalmarinta Ciyaarayahanka Afrika

Araweelo News Network Taageerayaasha adduunka daafihiisa kala jooga ayaa u codeeyey cayaaryahanka khadka dhexe ee Al-Jeeriya iyo kooxdda Leicester Riyad Mahrez in mutaysto abaalmarinta BBC ee cayaaryahanka Afrika ee sanadka 2016, isagoo ka guulaystay Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew, Sadio Mane

Riyad Mahrez & Sadio Mane Oo Isugu Soo Hadhay Abaalmarinta BBC Ee laacibka Afrika

Araweelo News Network London(ANN)-Riyad Mahrez-ka reer Al-Jeeriya iyo Sadio Mane oo u dhashay Senegal ayaa midkood loo caleemi saari doonaa cayaarayahanka Afrika sannadka ee BBC maanta oo Isniin ah. Taageerayaasha daafaha adduunka kala jooga ayaa u codeeyey midka ay u

Kabihii Ugu Qaalisanaa oo lagu kala Iibsanayo $20,000

Araweelo News Network Kabo-ciyaareed qaybo ka mid ah dahab yahay oo laga sameeyey maqaar Yaxaas, ayaa lagu iibinayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, kuwaasoo lagu baayacay lacag dhan $20,000, kana dhigaya kabihii ugu qaalisanaa dunida ee lacag intaas le’eg

Somaliland: Ciyaaraha: Mawjado Muquuniyey Muranka Siyaasadda iyo Maamuuskii Madaxweynaha ee Magacyada Milgaha Mudan

Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Wejiga labaad ee Ciyaaraha Gobollada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah uga furmay garoonka kubbadda cagta Hargeysa Stadium 27 October 2016, halka ciyaaraha Kolayguna ka furmeen garoonka Timacadde 28 October, kuwaasoo socday muddo 17 maalmood

Tartanka Kubadda Kolayga ee Ciyaaraha Gobolada Somaliland

Araweelo News Network Gabiley Vs Awdal. Saaxil Vs Daad-madheedh Hargeysa (ANN)- Wareega koowaad ee tartanka kubbadda Kolayga Gobollada Somaliland ee ka socda garoonka Timacadde ee caasimadda Hargeysa, ayaa la soo gabagabeeyey xalay, waxaana semifinalka u soo gudbay afarta kooxood ee

{ }Smiley face