Araweelo News Network

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Dalka Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana suurogal ah in dalkaasi ku wanaagsan yahay dhanka ciyaaraha cricket-ka, laakiin marka ay timaado kubadda cagtu waxa dalkaasi kaga jiraa meel aad u hoosaysa.

Halkan Ka Daawo.